Wararka
Newsroom
News, statements and press releases from the Office of the President of the Republic of Somaliland.
-

Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan Loogu Diyaar garoobayo Doorashooyinka Wakiillada iyo Deegaanka la qaatay Maayirrada iyo Badhasaabadda Dalka + Sawiro
Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan Loogu Diyaar garoobayo Doorashooyinka Wakiillada iyo Deegaanka la qaatay Maayirrada iyo Badhasaabadda Dalka Hargeysa-08-02-2021-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo gudoomiyaha Baanka Dhexe ka tacsiyadeeyey Geerida ku timid Hooyadii
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo gudoomiyaha Baanka Dhexe ka tacsiyadeeyey Geerida ku timid Hooyadii TACSI MADAXWEYNE: 05/02/2021 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland,…
-

Madaxweynaha Somaliland oo Tacsi u diray Baarlamaanka JSL, shacbiga iyo qoyskii uu ka baxay Marxuum Xildhibaan Maxamed Cismaan Bulqaas oo Kurkiga ku geeriyooday
Madaxweynaha Somaliland oo Tacsi u diray Baarlamaanka JSL, shacbiga iyo qoyskii uu ka baxay Marxuum Xildhibaan Maxamed Cismaan Bulqaas oo Kurkiga ku geeriyooday TACSI MADAXWEYNE: 04/02/2021…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan La Qaatay Safiir-Ku-Xigeenka Norway U Fadhiya Kenya
WAR-SAXAAFADEED: 03 /02/2021 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan La Qaatay Safiir-Ku-Xigeenka Norway U Fadhiya Kenya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu maanta…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabiley wakiilka Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay
WAR-SAXAAFADEED: 03 /02/2021 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabiley wakiilka Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qaabilay…
-

Madaxweynaha Somaliland Oo Meel mariyey Xeerka Cayimaadda maalinta Doorashooyinka Isku-sidkan ee Golayaasha Wakiillada iyo Deegaanka dalka ka qabsoomayaan.
Madaxweynaha Somaliland Oo Meel mariyey Xeerka Cayimaadda maalinta Doorashooyinka Isku-sidkan ee Golayaasha Wakiillada iyo Deegaanka dalka ka qabsoomayaan. Xeer Madaxweyne: 03/02/2021 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse…
-

الرئيس يشارك في ذكرى أل 27 لأحتفالات تأسيس الجيش
رئيس الجمهورية فخامة موسى بيحي عبدي يشارك في إحتفال ذكرى تأسيس الجيش التي أقيمت بمقر قيادة الجيش في العاصمة هرجيسا قام فخامته بجولة تفقدية بمقر القوات…
-

Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qayb-galay Xuska Sannad-Guurada 27aad Ee Aas-Aaska Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland + Sawiro
Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qayb-galay Xuska Sannad-Guurada 27aad Ee Aas-Aaska Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Hargeysa-02-02-2021-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta ka qaybgalay…



