Wararka
Newsroom
News, statements and press releases from the Office of the President of the Republic of Somaliland.
-

شهد فخامة رئيس جمهورية صوماليلاند فخامة عبد الرحمن محمد عبد الله (عيرو) اليوم أداء اليمين الدستورية ل
شهد فخامة رئيس جمهورية صوماليلاند فخامة عبد الرحمن محمد عبد الله (عيرو) اليوم أداء اليمين الدستورية ل سيد/عبد الرزاق محمد سعيد، الذي تم تعيينه عضواً…
-

نائب رئيس الجمهورية يتسلم مساعدات غذائية من وكيل دولة الإمارات العربية المتحدة لدى صوماليلاند
اللجنة الوطنية للطوارئ المتعلقة بالجفاف برئاسة نائب رئيس جمهورية صوماليلاند تلقى السيد/ محمد علي أو عبدي اليوم من ممثل دولة الإمارات العربية المتحدة في صوماليلاند،…
-

Gudida Abaraha Heer Qaran Ayaa Wakiilka Imaratka Carabta u fadhiya Somaliland Kala Wareegay Deeq Mucawimo Ah
Guddida Gurmadka Abaaraha Heer Qaran oo uu hoggaaminayo Madaxweyne ku-xigeenka JSL, ahna Guddoomiyaha Guddida, Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi, ayaa maanta Wakiilka Dawladda Imaaraadka Carabta u…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada JSL ku qaabilay Danjiraha Boqortooyada Ingiriiska (UK) u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya
𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐨𝐨 𝐐𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐃𝐚𝐧𝐣𝐢𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐁𝐨𝐪𝐨𝐫𝐭𝐨𝐨𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐈𝐧𝐠𝐢𝐫𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐮 𝐐𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐬𝐚𝐧 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐢𝐲𝐨 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada JSL…
-

Fadhigii 29-aad ee Shirka Golaha Wasiirrada Jammhuuriyadda Somaliland oo uu Shir-gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo Ka Qabsomay Qasriga Madaxtoyada
𝐖𝐀𝐑 𝐒𝐀𝐗𝐀𝐀𝐅𝐀𝐃𝐄𝐄𝐃 Fadhigii 29-aad ee Shirka Golaha Wasiirrada Jammhuuriyadda Somaliland oo uu Shir-gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo uu wehelinayey Madaxweyne ku-xigeenka…







