Wararka
Newsroom
News, statements and press releases from the Office of the President of the Republic of Somaliland.
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay wefti heer sare ah oo ka socday Shirkadda Al Rajhi Group iyo Shirkadda Seed Investment Group
𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐨𝐨 𝐐𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐖𝐞𝐟𝐭𝐢 𝐊𝐚 𝐒𝐨𝐜𝐝𝐚𝐲 𝐈𝐬𝐛𝐚𝐡𝐚𝐲𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐠𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐞𝐞 𝐀𝐥 𝐑𝐚𝐣𝐡𝐢 𝐆𝐫𝐨𝐮𝐩 𝐢𝐲𝐨 𝐒𝐞𝐞𝐝 𝐈𝐧𝐯𝐞𝐬𝐭𝐦𝐞𝐧𝐭 𝐆𝐫𝐨𝐮𝐩. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro)…
-

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi, ahna Guddoomiyaha Guddida Heer Qaran ee Gurmadka Abaaraha, iyo Xubnaha Guddida ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Saxaafadda
𝐆𝐮𝐝𝐝𝐢𝐝𝐚 𝐇𝐞𝐞𝐫 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐆𝐮𝐫𝐦𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐀𝐛𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐦𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦 𝐚𝐡 𝐥𝐚 𝐲𝐞𝐞𝐬𝐡𝐚𝐲 𝐪𝐚𝐲𝐛𝐚𝐡𝐚 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐝𝐮𝐰𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐒𝐚𝐱𝐚𝐚𝐟𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐚 𝐁𝐚𝐧𝐧𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland…
-

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa maanta kulan aqoon-korodhsi ah u furay Agaasimayaasha Guud ee Waasaradaha iyo Agaasime waaxeedyada Maamulka iyo Lacagta ee Wasaaradaha Dawlada.
Madaxweyne ku-xigeenka JSL oo kulan aqoon-korodhsi ah u furay Agaasimayaasha Guud iyo Agaasimo Waaxeedyada Maamulka iyo Lacagta ee Wasaaradaha Dalka . Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane,…
-

Shirka Golaha Wasiirrada oo uu Shir-gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo uu wehelinayey Madaxweyne ku-xigeenka JSL Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa maanta ka qabsoomay Qasriga Madaxtooyada Somaliland.
𝐖𝐀𝐑 𝐒𝐀𝐗𝐀𝐀𝐅𝐀𝐃𝐄𝐄𝐃 Fadhigii 28-aad ee Shirka Golaha Wasiirrada Jammhuuriyadda Somaliland oo uu Shir-gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo uu wehelinayey Madaxweyne ku-xigeenka…
-

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi, ahna Guddoomiyaha Guddida Heer Qaran ee Gurmadka Abaaraha, ayaa maanta shir-gudoominayey kulankii ugu horreeyey
𝐆𝐮𝐝𝐝𝐢𝐝𝐚 𝐇𝐞𝐞𝐫 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐆𝐮𝐫𝐦𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐀𝐛𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐀𝐲𝐚𝐚 𝐌𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐘𝐞𝐞𝐬𝐡𝐚𝐲 𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐨𝐨𝐝𝐢𝐢 𝐊𝐨𝐨𝐰𝐚𝐚𝐝 . Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi, ahna Guddoomiyaha Guddida Heer…







