Wararka
Newsroom
News, statements and press releases from the Office of the President of the Republic of Somaliland.
-

Madaxweynaha Somaliland oo wareegto Madaxweyne ku laalay Xaaladii Deg-dega ahayd ee hore loogu soo rogay Degmooyinka Gar-adag, Ceel Afweyn iyo Ceerigaabo.
Madaxweynaha Somaliland oo wareegto Madaxweyne ku laalay Xaaladii Deg-dega ahayd ee hore loogu soo rogay Degmooyinka Gar-adag, Ceel Afweyn iyo Ceerigaabo. WAREEGTO MADAXWEYNE: 25/06/2019 Madaxweynaha…
-

Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Oo Daah-furay Ololaha Cidhib-tirka Cudurka Dabaysha + Sawiro
Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Oo Daah-furay Ololaha Cidhib-tirka Cudurka Dabaysha Hargeysa-25-06-2019-(MT-JSL)-Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay…
-

Madaxweynaha Somaliland oo wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/XKQ/222/1-330/062019, uu Xilka qaadis, bedel iyo Magacaabid ku sameeyey xubno ka mida xukuumadda.
WAREEGTO MADAXWEYNE: 24/06/2019 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/XKQ/222/1-330/062019, uu Xilka qaadis, bedel iyo Magacaabid ku sameeyey…
-

Madaxweynaha Somaliland oo wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/XKQ/222/1-328/062019, Xilka qaadis iyo Magacaabid ku sameeyey xubno ka mida xukuumadda
Madaxweynaha Somaliland oo wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/XKQ/222/1-328/062019, Xilka qaadis iyo Magacaabid ku sameeyey xubno ka mida xukuumadda. WAREEGTO MADAXWEYNE: 22/06/2019 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Daah-Furay Shirweyne Ballaadhan Oo Lagu Gorfaynayo Horumarinta Hay’adaha Maaliyadeed Ee Dalka + Sawiro
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Daah-Furay Shirweyne Ballaadhan Oo Lagu Gorfaynayo Horumarinta Hay’adaha Maaliyadeed Ee Dalka. Hargeysa-22-06-2019-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta Daah-furay…







