Wararka
Newsroom
News, statements and press releases from the Office of the President of the Republic of Somaliland.
-

خطبة رئيس الجمهورية لدى عودته الى العاصمة يوجه إنتقاذا شديد اللهجة الى حكومة مقديشو التي تقوم بحراستها بعثة الإتحاد الأفريقي أميصوم.
اشار رئيس الجمهورية ان صوماليلاند ليست ولاية من ولايات الصومال بعد ان تخاصم ظرفي الصومال وادى الى عدم التوافق لمبادئ القومية التي تم الإتفاق عليها …
-

Khudbaddii Madaxweynaha oo dhamaystiran: “Markii Soomaliyi is qoonsatay ee qarannimadii lagu heshiiyey laysku diiday ee laysku maandhaafay wixii ka dhacayna hadyad iyo ciyaar nagumay siin lafa rag iyo dhiig baanu ku dhisnay tan oo aanu kaga qaadnay, rag maanta loo soo hanjabo maanu ahayn”
Khudbaddii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Uu Maanta U Jeediyey Shacbigii Tirada Badnaa Ee Ku Soo Dhaweeyey Madaarka Ilaa Madaxtooyada “Walaalayaal weedha Xamar kasoo yeedhay laba qodob bay…
-

Shacabka Caasimadda Somaliland Ee Hargeysa oo Si Aan Kala Hadh Lahayn Usoo Dhaweeyey Madaxweynaha JSL Iyo Weftigii uu Hoggaaminayey ee Dalka Gini Safarka Shaqo Ku Joogay Maalmihii u Danbe + Sawiro
Shacabka Caasimadda Somaliland Ee Hargeysa oo Si Aan Kala Hadh Lahayn Usoo Dhaweeyey Madaxweynaha JSL Iyo Weftigii uu Hoggaaminayey ee Dalka Gini Safarka Shaqo Ku Joogay…
-

Daawo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo kulamo kala duwan la qaatay Wasiirka Maaliyadda Dawladda Federaalka Itoobiya, ahna guddoomiyaha xisbiga dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya, Mudane Axmed Shide iyo Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Mudane Mustafe Muxumed Cumar (Mustafe Cagjar)
-

Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Digniin Adag U Diray Maamulka Xamar, Beesha Caalamkana Baaq U Soo Jeediyey
WAR-SAXAAFADEED: 04 /07/2019 Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Digniin Adag U Diray Maamulka Xamar, Beesha Caalamkana Baaq U Soo Jeediyey Kal-fadhigii 37-aad ee golaha…
-

حظي رئيس جمهورية صوماليلاند والوفد المرافق له لدى وصولهم الى مطار عاصمة جمهورية غينيا استقبالا حارا
حظي رئيس جمهورية صوماليلاند والوفد المرافق له لدى وصولهم الى مطار عاصمة جمهورية غينيا استقبالا حارا من قبل وزير الخارجية والمسؤولين في الحكومة ، وبعد وصول…






