Wararka
Newsroom
News, statements and press releases from the Office of the President of the Republic of Somaliland.
-

رئيس الجمهورية يستقبل في مكتبه الرئيس السابق لدولة نيجيريا الذي يزور البلاد يرافقه وفدا رفيع المستو
استقبل رئيس الجمهورية فخامة موسى بيحي عبدي في مكتبه اليوم الرئيس السابق لدولة نيجيريا اولو سونجو اولسانجووالوفد المرافق له الذي يزور البلاد ،وهو حاليا رئيس…
-

برقية التعزية ومواساة
رئيس الجمورية يبعث برقية تعزية ومواساة، متحدثا بإسمه وبإسم الحكومة والشعب الى الأسرة والأصدقاء والى الشعب الجيبوتي لوفاة المرحوم ألمس محمود حيد الذي توفي في فرنسا …
-

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Shacabka Reer Somaliland Iyo Bulshada Islaamkaba Ku Hambalyeeyey Curashada Bisha Barakaysan Ee Ramadaan
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Shacabka Reer Somaliland Iyo Bulshada Islaamkaba Ku Hambalyeeyey Curashada Bisha Barakaysan Ee Ramadaan. Hargeysa-05-05-2019-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa…
-

Madaxweynaha Somaliland oo ka tacsiyadeeyey Madaxweynaha Jabuuti iyo Qoyska Reer Xayd geerida ku timid Marxuum Almis Maxamuud Xayd
TACSI MADAXWEYNE: 05/05/2019 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga…
-

Madaxweynaha Somaliland Oo Qaabiley Madaxweynihii Hore Ee Dalka Neyjeeriya, Mr Olusegun Obasanjo Oo Booqasho Ku Yimid Somaliland + Sawiro
Madaxweynaha Somaliland Oo Qaabiley Madaxweynihii Hore Ee Dalka Neyjeeriya, Mr Olusegun Obasanjo Oo Booqasho Ku Yimid Somaliland. WAR-SAXAAFADEED: 05/05/2019 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi…
-

رئيس الجمهورية يستقبل في مكتبه سفير المملكة السعودية لدى دولة الصومال المجاورة
بيان صحفي إستقبل رئيس الجمهورية فخامة موسى بيحي عبدي في مكتبه بقصر الرئاسة سفير المملكة العربية السعودية لدي مقديشو الدكتور محمد عبدي كني خيات الذي يزور…






