Wararka
Newsroom
News, statements and press releases from the Office of the President of the Republic of Somaliland.
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo qaabiley safiirka Sucuudiga u fadhiya Dalka aynu jaarka nahay ee Soomaaliya, Dr Mohammed Abdi-kani Khayat oo booqasho ku yimid Somaliland
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo qaabiley safiirka Sucuudiga u fadhiya Dalka aynu jaarka nahay ee Soomaaliya, Dr Mohammed Abdi-kani Khayat oo booqasho ku yimid Somaliland WAR-SAXAAFADEED:…
-

Madaxweyne Ku Xigeenka Oo Ka Qeyb Galay Bandhiga Buugga Laga Qoray Sooyaalka Taariikhda Madaxweynihii Afraad Ee Somaliland, Md. Axmed Maxamed Silaanyo + Sawiro
Madaxweyne Ku Xigeenka Oo Ka Qeyb Galay Bandhiga Buugga Laga Qoray Sooyaalka Taariikhda Madaxweynihii Afraad Ee Somaliland, Md. Axmed Maxamed Silaanyo. Hargeysa-02-05-2019-(MT-JSL)-Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda…
-

Madaxweynaha Somaliland oo tacsi u diray Shacbiga Somaliland iyo Ehelada Marxuum Sheekh Aadan Aamin Cigaal oo maanta ku geeriyooday Hargeysa
Madaxweynaha Somaliland oo tacsi u diray Shacbiga Somaliland iyo Ehelada Marxuum Sheekh Aadan Aamin Cigaal oo maanta ku geeriyooday Hargeysa TACSI MADAXWEYNE: 01/05/2019 INNAA LILLAAHI WA…
-

Madaxweynaha Somaliland ooxaalad deg-deg ah ku soo rogay Degmooyinka Gar-adag, Ceel Afweyn iyo Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag, muddo saddex bilood ah
Xeer MADAXWEYNE: 30 /04/2019 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu xeer Madaxweyne Lr. 04/042019 uu xaalad deg-deg ah ku soo rogay Degmooyinka Gar-adag,…
-

Madaxweynaha Somaliland oo Hambalyo u diray Shaqaale weynaha Jamhuuriyadda Somaliland
HAMBALYADA MADAXWEYNAHA EE MAALINTA SHAQAALE WEYNAHA. Taariikh: 30 /04/2019 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu munaasibadda 1-da May awgeed, hambalyo iyo bogaadin…
-

Madaxweynaha Somaliland oo tacsi u diray Madaxda dhaqanka iyo shacbiga Somaliland
TACSI MADAXWEYNE: 30/04/2019 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland,…
-

Madaxweynaha Somaliland oo tacsi u diray Ciidamada Qaranka, shacbiga Somaliland iyo Qoysaskii ay ka baxeen labada Sarkaal oo ka tirsanaa Booliska iyo Asluubta
Madaxweynaha Somaliland oo tacsi u diray Ciidamada Qaranka, shacbiga Somaliland iyo Qoysaskii ay ka baxeen labada Sarkaal oo ka tirsanaa Booliska iyo Asluubta Tacsi Madaxweyne: 29/04/2019…
-

Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Oo Xadhiga Ka Jaray Wersheda Tayo Plastic Oo Laga Hirgeliyey Caasimada Somaliland Ee Hargeysa + Sawiro
Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Oo Xadhiga Ka Jaray Wersheda Tayo Plastic Oo Laga Hirgeliyey Caasimada Somaliland Ee Hargeysa Hargeysa-27-04-2019-(MT-JSL)-Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Cabdiraxmaan…
-

تم مناقشة عدة أمور مهمة خلال إنعقاد الجلسة الإعتيادية لمجلس الوزراء برئاسة رئيس الجمهورية
بيان صحفي 25:/ (MT-JSL)2019/04 عقد الجلسة أل 33 لمجلس الوزراء لجمهورية صوماليلاند برئاسة رئيس الجمهورية فخامة موسى بيحي عبدي يرافقه نائبه فخامة عبدالرحمن عبدالله اسماعيل…
-

Kal-Fadhigii 33-Aad Ee Golaha Wasiirradda Somaliland Oo Maanta Lagu Lafo-Guray Arrimo Doora
Kal-Fadhigii 33-Aad Ee Golaha Wasiirradda Somaliland Oo Maanta Lagu Lafo-Guray Arrimo Doora WAR-SAXAAFADEED: 25 /04/2019(MT-JSL)Kal-fadhigii 33-aad ee golaha wasiirradda Jamhuuriyadda Somaliland, oo uu shir gudoominayey Madaxweynaha…


