Wararka
Newsroom
News, statements and press releases from the Office of the President of the Republic of Somaliland.
-

Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan La Qaatay Wakiilka Gaarka Ah Ee Ra’isal Wasaaraha Jarmalka Waddamada Afrika + Sawiro
Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan La Qaatay Wakiilka Gaarka Ah Ee Ra’isal Wasaaraha Jarmalka Waddamada Afrika Hargeysa-04-03-2019-(MT-JSL)-WAR-SAXAAFADEED–Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa…
-

Daawo “Maanta waa maalin weyn oo taariikhda qaranka kamid noqotay oo ay inoo hirgashay himilo uu madaxweynaheennu horseed inoogu ahaa oo aynnu hananay hammigii fogaa, soona noolaysay curfigii ahaa maxaad taqaan oo saaxadda ka saaray ayaad taqaan. Waa maalin aynnu haloosiyeyno hayaanka horumarka dhallinyarteenna.” Agaasimaha Shaqo Qaran
-

Madaxweynaha Somaliland Oo Daah-Furay Barnaamijka Carbiska Shaqo Qaran + Sawiro
Madaxweynaha Somaliland Oo Daah-Furay Barnaamijka Carbiska Shaqo Qaran Darar-weyne-03-03-2019-(MT-JSL)–Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay Barnaamijka carbiska dhallinta…









