Wararka
Newsroom
News, statements and press releases from the Office of the President of the Republic of Somaliland.
-

رئيس الجمهورية يبعث التعازي الى الشعب واسرة الفقيد يوسف محمد شدلي
يرسل رئيس الجمهورية فخامة موسى بيحي عبدي متحدثا بإسمه وبإسم الحكومة تعازيه الحارة الى الشعب والى أسرة المرحوم يوسف محمد شدلي الذي وافته المنية في مدينة…
-

Madaxweynaha oo shacbiga iyo ehaladii u ka baxay Marxuum Yuusuf Muxumed Shidle tacsi u diray
Madaxweynaha oo shacbiga iyo ehaladii u ka baxay Marxuum Yuusuf Muxumed Shidle tacsi u diray TACSI MADAXWEYNE: 03/03/2019 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda…
-

Daawo “Dib-u-dhiska jidkani waxa uu ka labaad ka yahay mashaariicda maalgelinta kaabayaasha dhaqaale ee Somaliland oo uu ka koobaad yahay ballaadhinta iyo casriyeynta dekedda Berbera, taas oo hawsheedu si fiican u socoto. Labada mashruuc marka lagu daro suuqa xorta ah (Berbera free zone) iyo garoonka madaniga ah ee Berbera” Madaxweyne Biixi
-

Madaxweynaha Somaliland oo ka qaybgalay aas qaran oo loo sameeyey Marxuum Eng Yuusuf Caynab Muuse
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo qaar kamida Golaha Wasiirada ayaa ka qeyb galay Aas Qaran loo Sameeyey Alle haw naxariistee Eng Yuusuf Caynab Muuse…
-

Madaxweynaha Somaliland, Madaxweynaha DDS Iyo Masuul ka socday Imaaraadka Oo Dhagax-dhigay Jidka Isku Xidhaya Berbera iyo Wajaale Ee (Berbera Corridor) + Sawiro
Madaxweynaha Somaliland, Madaxweynaha DDS Iyo Masuul ka socday Imaaraadka Oo Dhagax-dhigay Jidka Isku Xidhaya Berbera iyo Wajaale Ee (Berbera Corridor) Hargeysa-28-02-2019-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi…
-

Madaxweynaha Somaliland oo xafiiskiisa ku qaabiley Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Mudane Musfate Muxumed Cumar
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Mudane Musfate Muxumed Cumar oo safar shaqo ku yimid Jamhuuriyadda…
-

Madaxweynaha Somaliland oo ehelada iyo shacbiga Somaliland ka tacsiyadeeyey Geerida Marxuum Yuusuf Caynab Muuse oo hore u soo qabtay Xilal kala duman oo heer wasiir ah
Madaxweynaha Somaliland oo ehelada iyo shacbiga Somaliland ka tacsiyadeeyey Geerida Marxuum Yuusuf Caynab Muuse oo hore u soo qabtay Xilal kala duman oo heer wasiir ah…





