Wararka
Newsroom
News, statements and press releases from the Office of the President of the Republic of Somaliland.
-

Kal-fadhigii 29-aad Ee Golaha wasiirradda Somaliland Oo Maanta Warbiximo lagaga Dhegeystay Qaar Kamida Wasaaraddaha
Kal-fadhigii 29-aad Ee Golaha wasiirradda Somaliland Oo Maanta Warbiximo lagaga Dhegeystay Qaar Kamida Wasaaraddaha. Hargeysa-(MT-JSL)-WAR-SAXAAFADEED: Kal-fadhigii 29-aad ee golaha wasiirradda Jamhuuriyadda Somaliland, oo uu shir…
-

Madaxweynaha Somaliland oo Dhagax Dhigay Waddada Isku Xidha Hargeysa iyo Kala-baydh Oo Loogu Samaynayo Dib-u-dhis iyo Balaadhin + Sawiro
Madaxweynaha Somaliland oo Dhagax Dhigay Waddada Isku Xidha Hargeysa iyo Kala-baydh Oo Loogu Samaynayo Dib-u-dhis iyo Balaadhin. Hargeysa-07-02-2019-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta…
-

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Kulan La Yeeshay Safiirka Dalalka Somaliland, Kiiniya Iyo Soomaaliya U Qaabilsan Waddanka Finland
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Kulan La Yeeshay Safiirka Dalalka Somaliland, Kiiniya Iyo Soomaaliya U Qaabilsan Waddanka Finland Hargeysa–6-02-2019-(MT-JSL)-WAR-SAXAAFADEED-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta…
-

Madaxweynaha Somaliland Oo Dhagax-Dhigay Saldhig Cusub + Sawiro
Madaxweynaha Somaliland Oo Dhagax-Dhigay Saldhig Cusub Hargeysa–6-02-2019-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta dhagax dhigay saldhig cusub oo casri ah oo laga hirgelin…
-

Madaxweynaha Somaliland Oo Kormeeray Sayladda Xoolaha Ee Hargeysa + Sawiro
Madaxweynaha Somaliland Oo Kormeeray Sayladda Xoolaha Ee Hargeysa Hargeysa–6-02-2019-(MT-JSL)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kormeeray shaqo ku tegay sayladda Xoolaha ee…
-

Madaxweynaha Somaliland Oo Xadhigga Ka Jaray Kulliyadda Tabobarka Macallimiinta + Sawiro
Madaxweynaha Somaliland Oo Xadhigga Ka Jaray Kulliyadda Tabobarka Macallimiinta Hargeysa–6-02-2019-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa si rasmi ah xadhiga uga jaray kulliyadda tabobarka macallimiinta…
-

Madaxweynaha Somaliland oo Gacantiisa Ku Qaybiyey In Ka Badan Hal Milyan oo Buug Ah Oo Lacag La’aan Lagu Siiyey Ardayda Wax Ka Barata Dugsiyada H/Dhexe ee Dalka Oo Si Rasmi Ah Maanta Looga Bilaabay Caasimada + Sawiro
Madaxweynaha Somaliland oo Gacantiisa Ku Qaybiyey In Ka Badan Hal Milyan oo Buug Ah Oo Lacag La’aan Lagu Siiyey Ardayda Wax Ka Barata Dugsiyada H/Dhexe ee…





