Wararka
Newsroom
News, statements and press releases from the Office of the President of the Republic of Somaliland.
-

Madaxweynaha Somaliland oo qaabiley Safiirka Cusub ee dhawaan Dawladda Federaalka Itoobiya u soo magacawday Jamhuuriyadda Somaliland + Sawiro
Madaxweynaha Somaliland oo qaabiley Safiirka Cusub ee dhawaan Dawladda Federaalka Itoobiya u soo magacawday Jamhuuriyadda Somaliland Hargeysa-(MT-JSL)-WAR-SAXAAFADEED: 22 /01/2019-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa…
-

Madaxweynaha Somaliland oo tacsi u diray Shacbiga Somaliland iyo Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha iyo Horumarinta Kalluumaysiga
Madaxweynaha Somaliland oo tacsi u diray Shacbiga Somaliland iyo Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha iyo Horumarinta Kalluumaysiga INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Tacsi Madaxweyne: 21/01/2019-(MT-JSL)-Madaxweynaha…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabilay Muwaadin Hindisay Astaanta Qaranka Somaliland Oo Ka Samaysayn Bir + Sawiro
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabilay Muwaadin Hindisay Astaanta Qaranka Somaliland Oo Ka Samaysayn Bir Hargeysa-21-01-2019-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay…
-

Madaxweynaha JSL oo Ciidamada kala duwan, iyo Shacbiga Somaliland ka tacsiyadeeyey geerida Marxuum Gashaanle Sare Yuusuf Cabdi Oday oo ka tirsanaa Ciidanka Booliska
Madaxweynaha JSL oo Ciidamada kala duwan, iyo Shacbiga Somaliland ka tacsiyadeeyey geerida Marxuum Gashaanle Sare Yuusuf Cabdi Oday oo ka tirsanaa Ciidanka Booliska INNAA LILLAAHI WA…
-

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuuriyadda Somaliland Oo ka Qayb-galay Barnaamijka Nafaqadda Hooyadda iyo Dhalaanka oo maanta lagu qabtay Hargeysa + Sawiro
Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuuriyadda Somaliland Oo ka Qayb-galay Barnaamijka Nafaqadda Hooyadda iyo Dhalaanka oo maanta lagu qabtay Hargeysa. Hargeysa-15-01-2019-(MT-JSL)-Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mundane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici)…
-

Madaxweynaha Somaliland oo tacsi u diray Ehelka iyo Shacbiga Somaliland ee uu ka baxay Marxuum Cismaan Abshir Cabdalle oo ku geeriyooday Dalka Jabuuti
Madaxweynaha Somaliland oo tacsi u diray Ehelka iyo Shacbiga Somaliland ee uu ka baxay Marxuum Cismaan Abshir Cabdalle oo ku geeriyooday Dalka Jabuuti INNAA LILLAAHI WA…
-

صوماليلاند الاستثناء
شهدت بداية عام 2019 موجة من النشاط السياسي من مالي إلى مدغشقر ، مع انتصار مفاجئ للمعارضة في أكبر دولة إفريقية ، واحتجاجات ضد الحكام…
-

Madaxweynaha JSL oo Tacsi u diray Bahda Caafimaadka, Siyaasiyiinta, Qoyska iyo Shacbiga Somaliland ee uu ka baxay Marxuum Dr Axmed Jaamac Samatar (Dr Huu) oo maanta ku geeriyooday Gabiley
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Tacsi Madaxweyne: 14/01/2019-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa…
-

Madaxweynaha Somaliland oo tacsi u diray golayaasha Guurtida, wakiilada iyo Shacbiga Somaliland, isagoo ka tacsiyadaynaaya geerida Marxuum xildhibaan Xaashi Cabdi Shiil (maayakharij)
Madaxweynaha Somaliland oo tacsi u diray golayaasha Guurtida, wakiilada iyo Shacbiga Somaliland, isagoo ka tacsiyadaynaaya geerida Marxuum xildhibaan Xaashi Cabdi Shiil (maayakharij) INNAA LILLAAHI WA INNAA…
-

أقام رئيس الجمهورية مأذبة غذاء على شرف بعض السلاطين وعقال وأعيان الوطن
رئيس الجمهورية فخامة موسى بيحي عبدي يقيم مأذبة غذاء على شرف بعض السلاطين وعقال وأعيان وساسة قبيلة جر حجس في صوماليلاند ورافق رئيس الجمهورية في هذه…


