Wararka
Newsroom
News, statements and press releases from the Office of the President of the Republic of Somaliland.
-

Madaxweynaha Somaliland Oo Furay Kulan-Hawleed Lagu Dardargelinayo Hawlaha Xukuumadda Oo Loo Qabtay Agaasimayaasha Guud Ee Wasaaradaha Dawladda + Sawiro
Madaxweynaha Somaliland Oo Furay Kulan-Hawleed Lagu Dardargelinayo Hawlaha Xukuumadda Oo Loo Qabtay Agaasimayaasha Guud Ee Wasaaradaha Dawladda Hargeysa-25-12-2018-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi,…
-

رئيس الجمهورية يعزي عائلة افقلوع والمجلس المحلي لمدينة هرجيسا لوفاة عضو المجلس المحلي المرحوم سعيد افقلوع في مدينة لندن
بعث رئيس الجمهورية فخامة موسى بيحي عبدي متحدثا بإسمه وبإسم الحكومة والشعب الصوماليلاند برقية عزاء الى المجلس المحلي والى عائلة المرحوم سعيد افقلوع الذي وافته المنية …
-

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kormeeray Mashaariic Horumarineed Oo Laga Hir-geliyay Burco + Sawiro
Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kormeeray Mashaariic Horumarineed Oo Laga Hir-geliyay Burco Burco-24-12-2018-(MT-JSL)- Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo waftigii uu hoggaaminayay…
-

نائب رئيس الجمهورية يقوم بزيارة عملا الى مدينة أودويني
قام نائب رئيس الجمهورية فخامة عبدالرحمن عبدالله إسماعيل زيلعي والوفد المرافق له بزيارة عملا الى عاصمة إقليم دادمديد أودويني ، وتهدف الزيارة الإطلاع على المشاريع…
-

Madaxweynaha Somaliland oo ka tacsiyadeeyey qoyska reer Afqalooc iyo Golaha deegaanka Caasimada Hargeysa Geerida Marxuum Xil Siciid Afqalooc oo ku Ingiriiska
Madaxweynaha Somaliland oo ka tacsiyadeeyey qoyska reer Afqalooc iyo Golaha deegaanka Caasimada Hargeysa Geerida Marxuum Xil Siciid Afqalooc oo ku Ingiriiska IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN…
-

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Socdaal Shaqo Ku Gaadhay OODWAYNE + Sawiro
Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Socdaal Shaqo Ku Gaadhay OODWAYNE. Oodwayne-23-12-2018-(MT-JSL)-Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo wafti ballaadhan oo uu hogaaminaayo ayaa…
-

JPLG نائب رئيس الجمهورية يلتقي بمسؤلي بعض الوزرارات من ضمن برنامج تطوير المدن ومناطق البلاد بتمويل مشروع
نائب رئيس الجمهورية يلتقي بمكتبه في قصرئاسة الجمهورية في هرجيسا عدد من وزراء ومسؤولي من ضمن برنامج تطوير المدن هذا وتباحث الظرفان ما تم إنجازه خلال…
-

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Oo Kulan La Qaatay Wasiiradda Ay Khusayso Barnaamijka Horumarinta Dagmooyinka Ee JPLG-ga + Sawiro
Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Oo Kulan La Qaatay Wasiiradda Ay Khusayso Barnaamijka Horumarinta Dagmooyinka Ee JPLG-ga. Hargyasa-23-12-2018-(MT-JSL)- Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kormeeray Mashruuca Wax Soo Saarka Banka Wajaale, Waddooyin Cusubna Xadhigga Ka Jaray + sawiro
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kormeeray Mashruuca Wax Soo Saarka Banka Wajaale, Waddooyin Cusubna Xadhigga Ka Jaray Gabiley-21-12-2018-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa maanta xadhigga ka jaray waddooyin…



