Wararka
Newsroom
News, statements and press releases from the Office of the President of the Republic of Somaliland.
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan La Qaatay Madaxweynaha Dawlad-Deegaanka Soomaalida Itoobiya + Sawiro
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan La Qaatay Madaxweynaha Dawlad-Deegaanka Soomaalida Itoobiya Wajaale-21-12-2018-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan la yeeshay madaxweynaha dawlad-deegaanka Soomaalida…
-

Madaxweynaha Somaliland oo Tacsi u diray Suldaan Ibraahim Jaamac Samatar iyo dhammaan qoyska reer Jaamac Samatar isagoo ka tacsiyadaynaaya Geerida ku timid Marxuum Xuseen Jaamac Samatar (Xuseen Dheere)
Madaxweynaha Somaliland oo Tacsi u diray Suldaan Ibraahim Jaamac Samatar iyo dhammaan qoyska reer Jaamac Samatar isagoo ka tacsiyadaynaaya Geerida ku timid Marxuum Xuseen Jaamac Samatar…
-

Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ansixiyey Odoroska Miisaaniyad Sannadeedka 2019-Ka + Sawiro
Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ansixiyey Odoroska Miisaaniyad Sannadeedka 2019-Ka Hargeysa-18-12-2018-(MT-JSL)-WAR-SAXAAFADEED-Kal-fadhi aan caadi ahayn oo ay maanta yeesheen golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir-guddoominayey madaxweynaha…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo La Kulmay Madaxa Guddiga caalamiga ah ee Laanqeyrta Cas + SAWIRO
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo La Kulmay Madaxa Guddiga caalamiga ah ee Laanqeyrta Cas WAR-SAXAAFADEED: 18/12/2018-(-MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan la qaatay…
-

التقى رئيس الجمهورية فخامة موسى بيحي عبدي يرافقه نائبه فخامة زيلعي ونواب رؤساء صوماليلاند بقادة الأحزاب السياسة في القصر الرئاسي بمدينة هرجيسا
ويهدف هذا اللقاء الذي دعى إليه رئيس الجمهورية قادة الأحزاب السياسية ونواب رؤساء حكومات صوماليلاند السابقة ومسؤولي المنظمات الإجتماعية للمواجهة معا الاليات التي أدت الى…
-

War-Murtiyeed: Ka Soo Baxay Kulankii Madaxweynaha JSL, Hoggaanka Axsaabta Qaranka, Madaxweyne Ku Xigeenadii Hore, Siyaasiyiinta Iyo Madaxda Ururrada Bulshada Rayidka Ah + Sawiro
Hargeysa(MT-JSL)WAR-MURTIYEED: 16/12/2018-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, oo uu wehelinaayo Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa caawa kulan muhiima la qaatay…
-

Masuuliyiin Xukuumadda Ka tirsan oo Madaxweynaha Hortiisa Lagu Dhaariyey + Sawiro
Masuuliyiin Xukuumadda Ka tirsan oo Madaxweynaha Hortiisa Lagu Dhaariyey Hargeysa:16/12/2018(SL)- Masuuliyiin tiradoodu dhan tahay 15-xubnood (Shan iyo toban) oo xilal ka haya hay’adaha kala duwan ee…





