Wararka
Newsroom
News, statements and press releases from the Office of the President of the Republic of Somaliland.
-

Madaxweynaha Somaliland oo ehelka, garaadada iyo shacbiga Somalilandba ka tacsiyadeeyey geerida Marxuum Sekeriye Garaad Cqani Garaad Jaamac oo hargeysa ku geeriyooday
Madaxweynaha Somaliland oo ehelka, garaadada iyo shacbiga Somalilandba ka tacsiyadeeyey geerida Marxuum Sekeriye Garaad Cqani Garaad Jaamac oo hargeysa ku geeriyooday ACSI MADAXWEYNE IN-NAA LILLAAHI WA…
-

Daawo “Mustaqbalka soddon sanno iyo Afartan sano ka bacdi Jaamacaddani waxa ay noqon doontaa ta la isku laayo, idinkuna waxa aad noqon doontaan dadka dalka u talinaya ee u madaxda ah ee mustaqbalkiisa jeexaya, qarankuna wuu idin la dedaalayaa.” Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi
-

Daawo “Qoladiinna dekedda maamusha waxa la idinka rabaa halkaas wixii shaqo iyo qandaraas ka baxayaa inay caddaalad ku baxaan oo aanay cabasho kasoo noqonin, qoladanna (DP World ) waa in sidaa lagu kaantaroolaa oo ay sharciga lagu heshiiyo ku socdaan, ta labaadna wax Somaliland karayso oo qalab ama aqoon ah waa inaan cid kale keenin, waqtigana waa inaad ilaalisaan,” Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi
-

Madaxweynaha Somaliland oo Kormeer iyo Xadhig-ka-jaris Ku Sameeyey Goobo Muhiim ah oo Magaalada Berbera Ku Yaalla + Sawiro
Madaxweynaha Somaliland oo Kormeer iyo Xadhig-ka-jaris Ku Sameeyey Goobo Muhiim ah oo Magaalada Berbera Ku Yaalla Hargeysa-19-11-2018-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kormeeray mashaariic…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliand Iyo Wefdi Uu Hoggaaminayo Oo Safar Shaqo Ku Gaadhay Magaalada Berbera, Shacabkana Soo Dhaweyn Kala KULMAY + Sawiro
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliand Iyo Wefdi Uu Hoggaaminayo Oo Safar Shaqo Ku Gaadhay Magaalada Berbera, Shacabkana Soo Dhaweyn Kala KULMAY Berbera-18-11-2018-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyaddda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi…
-

Taliyaha Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada JSL Oo Tacsi u diray Ciidamada Qalabka Sida iyo Qoyskii uu ka baxay Marxuum Xidigle Cabdi Xasan Jaamac (Dhaban-leexshe) oo saaka ku geeriyooday Hargeysa
Taliyaha Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada JSL Oo Tacsi u diray Ciidamada Qalabka Sida iyo Qoyskii uu ka baxay Marxuum Xidigle Cabdi Xasan Jaamac (Dhaban-leexshe) oo saaka ku…
-

نائب رئيس الجمهورية يفتتح مقرا جديدا لمنظمة شغودون المحلية
هرجيسا12-11-2018 فخامة نائب رئيس جمهورية صوماليلاند عبدالرحمن عبدلله اسماعيل زيلغي يقص الشريط عن مقر لمبنى جديد لهيئة محلية تسمى البحث عن عمل مهمتها مساعدة شباب…
-

هيئة التوظيف الحكومية ووزارة التربية والتعليم تعلن امام رئيس الجمهورية توظيف954 مدرس كانوا يعملون للوطن مدة طويلة بدون راتب
هرجيسا:13-11-2018 كوادر وزارة التربية والعلوم وهيئة التوظيف الحكومية التقوا بفخامة ريئس الجمهورية موسى بيحي عبدي وبحضور نائب ريس الجمهورية عبدالرحمن عبدلاهي اسماعيل زيلعي تم الاعلان…




