Wararka
Newsroom
News, statements and press releases from the Office of the President of the Republic of Somaliland.
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo ka qayb-galay Munaasibad ay soo qaban-qaabiyeen Dhalinyaro Mutadawaciin ah Loo Carbiyey Wacyigelinta Codbixiyeyaasha Xisbiga Kulmiye Taageersan
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo ka qayb-galay Munaasibad ay soo qaban-qaabiyeen Dhalinyaro Mutadawaciin ah Loo Carbiyey Wacyigelinta Codbixiyeyaasha Xisbiga Kulmiye Taageersan. Hargeysa-16-10-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna murrashaxa…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Qaabiley Safiirka Dalka Sweden
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Qaabiley Safiirka Dalka Sweden Hargeysa-15-10-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo qasriga Madaxtooyada ku qaabiley Safiirka Dalka Sweden Amb. Joachim…
-

Somaliland: President Endorses UCMAS Program, Vows Nationwide Expansion
The President of the Republic of Somaliland, His Excellency Muse Bihi Abdi, today welcomed the leadership, teachers, students, and parents of the UCMAS program to the…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Maamulka iyo Ardayda Barnaamijka UCMAS, Somaliland.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Maamulka iyo Ardayda Barnaamijka UCMAS, Somaliland. Hargeysa-14-10-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta qasriga Madaxtooyada…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabilay Qaar Kamid Ah Bulshada Maqalka Naafada Ka Ah.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabilay Qaar Kamid Ah Bulshada Maqalka Naafada Ka Ah. Hargeysa-13-10-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qasriga madaxtooyada kulan…
-

افتتح رئيس جمهورية صوماليلاند مناسبة لأعلان عن شراء الة جديدة لحفر الأبار الذي اشترته وكالة مياه هرجيسا
هرجيسا-صوماليلاند قام رئيس جمهورية صوماليلاند، فخامة موسى بيحي عبدي، بقطع الحبل عن الة حفر الأبار الجديدة اشترتها وكالة مياه هرجيسا وحضر هذه المناسبة أعضاء مجلس…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Daah-furay Riig Cusub oo wakaaladda Biyaha Hargeysa soo Iibsatay.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Daah-furay Riig Cusub oo wakaaladda Biyaha Hargeysa soo Iibsatay. Hargeysa-06-10-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa xadhigga ka jaray Riig…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Haween weynaha Ducaadda ah kulan kula qaatay Qasriga Madaxtooyada JSL.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Haween weynaha Ducaadda ah kulan kula qaatay Qasriga Madaxtooyada JSL. Hargeysa-05-10-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa kulan ballaadhan la…




