Wararka
Newsroom
News, statements and press releases from the Office of the President of the Republic of Somaliland.
-

ناقش مجلس وزراء جمهورية صوماليلاند امورا منها الاستعدادات للانتخابات والأمن في جلسة بعد الظهر ووجه رسالة إلى شعب صوماليلاند
بيان صحفي التاريخ: 10/03/2024 تم تحليل خلال جلسة الـ 133 لمجلس وزراء جمهورية صوماليلاند والتي ترأسها رئيس جمهورية صوماليلاند فخامة السيد/ موسى بيحي عبدي، بعض…
-

Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Oo Fadhigii Galabta Ku Lafo-guray U Diyaar Garowga Doorashooyinka iyo Amniga, Baaqna U Diray Shacbiga Somaliland
WAR-SAXAAFADEED. Taariikh: 03/10/2024 Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Oo Fadhigii Galabta Ku Lafo-guray U Diyaar Garowga Doorashooyinka iyo Amniga, Baaqna U Diray Shacbiga Somaliland Fadhigii…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kormeeray Goobo Muhiim Ah Oo Laga Hirgeliyey Gudaha Taliska Booliska
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kormeeray Goobo Muhiim Ah Oo Laga Hirgeliyey Gudaha Taliska Booliska Hargeysa-03-10-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kormeeray xarunta taliska…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Tababar usoo xidhay Arday Dhammaysatay Barashada Dastuurka iyo Waddaniyadda
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Tababar usoo xidhay Arday Dhammaysatay Barashada Dastuurka iyo Waddaniyadda Hargeysa-03-10-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa tabobar u soo xidhay in…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo ka tacsiyadeeyey Madaxweynihii hore ee Somaliland Geerida ku timi Walaalkii Marxuum Cali Maxamed Maxamuud (Cali Bureeqe)
TACSI MADAXWEYNE: 03/10/2024. INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo dhambaal tacsi ah u diray shacbiga Somaliland iyo Qoyskii uu ka baxay Alle ha u naxariistee Xeer Ilaaliyihii Guud ee hore ee Qaranka Marxuum Xasan Axmed Aadan
TACSI MADAXWEYNE: 01/10/2024.INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN.Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland, waxa…
-

استقبل رئيس جمهورية صوماليلاند وفداً كبيراً من الحكومة الفرنسية
هرجيسا-صوماليلاند استقبل فخامة رئيس جمهورية صوماليلاند فخامة موسى بيحي عبدي اليوم في القصر الرئاسي وفداً برئاسة السفير الفرنسي لدى كينيا السفير. أرنود سوكيت وبحث الجانبان…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabiley Wefti Ballaadhan oo ka sacda Dawladda Faransiiska
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabiley Wefti Ballaadhan oo ka sacda Dawladda Faransiiska. Hargeysa-30-09-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu maanta Qasriga Madaxtooyada ku…
-

رئيس الجمهورية يلتقي بالمبعوث الخاص لوزارة الشؤون الخارجية لدولة النرويج
هرجيسا- صوماليلاند التقى رئيس جمهورية صوماليلاند فخامة موسى بيحي عبدي بمبعوث الخاص لوزارة الخارجية النرويجي السيد/ اينر ريستد والوفد المرافق له الذي يزور البلاد، وباحث…
-

حظي رئيس جمهورية صوماليلاند والوفد والوفد المرافق له باستقبال واسع النطاق في منطقة عدادلي
عدادلي- صوماليلاند حظي رئيس جمهورية صوماليلاند فخامة موسى بيحي عبدي وأعضاء الوفد الذي يرأسه باستقبال واسع في منطقة عدادلي التي تبعد 90 كيلومتراً جنوب شرق…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo wefti uu hoggaaminayo oo si ballaadhan loogu soo dhaweeyey degmada Cadaadley.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo wefti uu hoggaaminayo oo si ballaadhan loogu soo dhaweeyey degmada Cadaadley. Cadaadley-26-09-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo xubno wefti…

