Wararka
Newsroom
News, statements and press releases from the Office of the President of the Republic of Somaliland.
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo wareegtooyin Madaxweyne uu xilka qaadis, magacaabid ku sameeyey qaar ka mida xubnaha Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland.
Wareegtooyin Madaxweyne 25.01.2024 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne uu xilka qaadis, magacaabid ku sameeyey qaar ka mida xubnaha Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda…
-

Nuxurka Waraysiga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Uu Kaga Hadlay Heshiiska Ethiopia, Dhawaaqa Masar Iyo Soomaaliya Iyo Muranka Sharciga Doorashooyinka.
Nuxurka Waraysiga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Uu Kaga Hadlay Heshiiska Ethiopia, Dhawaaqa Masar Iyo Soomaaliya Iyo Muranka Sharciga Doorashooyinka. Hargeysa-23-01-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi…
-

Press Release – Council of Ministers of the Republic of Somaliland
Press Release – Council of Ministers of the Republic of Somaliland The 123rd session of the Council of Ministers of the Republic of Somaliland was…
-

War-murtiyeed- Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland
War-murtiyeed- Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Fadhigii 123aad ee Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu Shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinaayey Madaxweyne ku…
-

البيان الصادر عن مجلس الوزراء لجمهورية صوماليلاند
البيان الصادر عن مجلس الوزراء لجمهورية صوماليلاند ترأس السيد موسى بيحي عبدي، رئيس جمهورية صوماليلاند، الجلسة 123 لمجلس الوزراء وبحضور نائب الرئيس السيد عبدالرحمن عبدالله…
-

تحت رعاية رئيس الجمهورية أعضاء المجلس الوطني لحقوق الإنسان يؤدون اليمين الدستورية
بحضور وتحت رعاية رئيس جمهورية صومالي لاند السيد / موسى بيحي عبدي أقام رئيس المحكمة العليا المسشار ادم حاجي علي مراسم حلف القسم الدستوري لأعضاء…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Cafis Guud u fidiyey 376 Maxaabiista dembiyada fudud ku xukuman ee xabsiyada dalka ku xidhan
CAFIS-MADAXWEYNE: 08/01/2024. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-1144/012024, uu Cafis Guud u fidiyey Maxaabiista dembiyada fudud ku…
-

Xubnaha Komishanka Xuquuqul Insaanka Qaranka oo Madaxweynaha Hortiisa Lagu Dhaariyey
Xubnaha Komishanka Xuquuqul Insaanka Qaranka oo Madaxweynaha Hortiisa Lagu Dhaariyey. Hargeysa-08-01-2024-(MT-JSL)-Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Jamhuuriyadda Somaliland, garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa maanta madaxweynaha Qaranka…
-

رئيس الجمهورية يعقد اجتماعا هاما مع قادة المنظمات السياسية في البلاد
هرجيسا – صوماليلاند عقد رئيس جمهورية صوماليلاند السيد موسى بيحي عبدي اجتماعاً مع رؤساء المنظمات السياسية العشرة التي شاركت في مسابقة الاحزب الوطني بصوماليلاند، فيما…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland O Kulan Muhiima La Yeeshay Urur Siyaasaddeed
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland O Kulan Muhiima La Yeeshay Urur Siyaasaddeed. Hargeysa-07-01-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa kulan saacado qaatay la yeeshay madaxda tobankii…


