Wararka
Newsroom
News, statements and press releases from the Office of the President of the Republic of Somaliland.
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo shacabka ugu hambalyeeyey munaasibadda Ciidul Fidrida
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo shacabka ugu hambalyeeyey munaasibadda Ciidul Fidrida Hargeysa-10-04-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka reer Somaliland iyo guud ahaanba shucuubta islaamka…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Cafis Guud ugu fidiyey Maxaabiista dembiyada fudud ku xukuman ee xabsiyada dalka ku xidhan
CAFIS MADAXWEYNE: 09/04/2024. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu munaasibada Ciidul Fidrida awgeed wareegto Madaxweyne uu Cafis Guud ugu fidiyey Maxaabiista dembiyada fudud…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo qasriga madaxtooyada kulan Casho iyo Afur ah ugu sameeyey culimada waaweyn ee dalka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo qasriga madaxtooyada kulan Casho iyo Afur ah ugu sameeyey culimada waaweyn ee dalka Hargeysa-21-03-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan casho…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Abaalmarinno guddoonsiiey guulaystayaasha tartanka Qur’aanka kariimka ah ee Bisha Ramadaan
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Abaalmarinno guddoonsiiey guulaystayaasha tartanka Qur’aanka kariimka ah ee Bisha Ramadaan Hargeysa-1-03-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa abaalmarinno qaali ah…
-

Madaxweynaha Somaliland oo tacsi u diray Shacbiga iyo Eheladii uu ka baxay Marxuum Cabdiraxmaan Sh Xuseen Cabdi
TACSI MADAXWEYNE: 21/03/2024. INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda…
-

مجلس الوزراء وبعد بحث ونقاشات مستفيضة وطويلة أصدر البيان التالي
( ١ ). ان جمهورية صوماليلاند ومنذ استعادتها لاستقلالها وسيادتها الوطنية تمتعت بحالة من الأمن والسلام في ربوعها ، وأقامت علاقات طيبة مع الدول المجاورة، وكذلك…
-

After thorough discussion and analysis, the Council of Ministers made the following:
Somaliland: Council of Ministers Meeting 29.02.2024 The 125th session of the Council of Ministers of the Republic of Somaliland was held today at the presidential palace,…
-

Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo Go’aamo adag ka soo saaray Muwaadiniinteeda lagu laynayo Muqdisho, Arrimaha Hawada, Heshiisyada Soomaaliya Gasho iyo Arrimaha Badda
War-murtiyeed Fadhigii 125aad ee Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo ka maanta oo ay taariikhdu tahay 29/02/2024 ka qabsoomay qasriga madaxtooyada, islamarkaana uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland,…
-

قام رئيس جمهورية صوماليلاند السيد موسى بيحي عبدي بالمشاركة بالمأتم الوطني لمراسم دفن احمد ادم عبدالرحمن وذلك المقابر منطقة المصلى بالجنوب الغربي لمدينة هرجيسا ، والذي قتل بطريقة وحشية بمدينة مقديشوا بجمهورية الصومال .
قام رئيس جمهورية صوماليلاند السيد موسى بيحي عبدي بالمشاركة بالمأتم الوطني لمراسم دفن احمد ادم عبدالرحمن وذلك المقابر منطقة المصلى بالجنوب الغربي لمدينة هرجيسا ، والذي…


