aliyaha Taliska Ciidammada Maraykanka ee Afrika (AFRICOM) Jeneral Stephen Townsend oo uu weheliyo Safiirka Maraykanka, Larry André ayaa booqasho ku tagay Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee magaalada Berbera,

0
401

Taliyaha Taliska Ciidammada Maraykanka ee Afrika (AFRICOM) Jeneral Stephen Townsend oo uu weheliyo Safiirka Maraykanka, Larry André ayaa booqasho ku tagay Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee magaalada Berbera, waxaana halkaa ku soo dhaweeyey Taliyaha ciidanka Ilaallada Xeebaha Somaliland Sareeye Guuto Maxamed Xuseen Faarax oo hoggaaminaya masuuliyiin kala duwan oo ka mida Dawladda Somaliland.