Facebook
Twitter
Youtube
Home
The Government
Arrimaha Bulshada
Radio Hargeisa
Somali
العربية
English
Search
Facebook
Instagram
TikTok
Twitter
Youtube
Search
Search
Home
The Government
Arrimaha Bulshada
Radio Hargeisa
Somali
العربية
English
More
Home
Wararka
Wararka
Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...
August 10, 2025
Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...
Read more
𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲
August 10, 2025
“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...
Read more
Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL
August 9, 2025
https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1
Read more
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo wareegto Madaxweyne ku magacaabay Ergayga Gaarka ah (Special Envoy) ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland.
December 26, 2024
Wareegto Madaxweyne. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 26/12/2024 uu wareegto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-017/122024...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo wareegto Madaxweyne ku magacaabay La-taliyeyaal Madaxweyne.
December 26, 2024
Wareegto Madaxweyne. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 26/12/2024 uu wareegto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-016/122024...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo magacaabay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha Jamhuuriyadda Somaliland.
December 23, 2024
Wareegto Madaxweyne Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 23/12/2024 uu wareegto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222011/122024...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo magacaabay La-taliyaha Madaxweynaha ee Amniga Qaranka.
December 23, 2024
Wareegto Madaxweyne Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 23/12/2024 uu wareegto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222010/122024...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo Cafis Guud ufidiyey Maxaabiista dembiyada fudud ku xukuman ee xabsiyada dalka ku xidhan.
December 23, 2024
CAFIS-MADAXWEYNE: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) waxa uu wareegto madaxweyne oo sumadeedu tahay JSL/XM/WM/222-012/122024 uu Cafis Guud ugu fidiyey Maxaabiista dembiyada fudud...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Saddex Wareegto Soo saaray iyo Afhayeenka Madaxweynaha oo Warbaahinta u Akhriyey
December 23, 2024
Madaxweynaha jsl oo hadhimo-sharafeed ku maamuusay shir-guddoonka iyo xildhibaannada golaha wakiillada.
December 22, 2024
Madaxweynaha jsl oo hadhimo-sharafeed ku maamuusay shir-guddoonka iyo xildhibaannada golaha wakiillada. Madaxweynaha JSL Mudane Cabdiraxman Maxamed Cabdilaahi oo uu wehelinayo Madaxweyne ku xigeenka JSL Mudane...
1
...
11
12
13
...
322
Page 12 of 322