HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

Madaxweynaha Oo Kormeeray Xarumaha Wasaaradaha Horumarinta Biyaha  iyo Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka

Madaxweynaha Oo Kormeeray Xarumaha Wasaaradaha Horumarinta Biyaha  iyo Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka   Hargeysa-11-01-2021-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kormeer shaqo kusoo maray...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Baaq Cusub U Diray Maamulka Muqdisho Iyo Mucaaridkooda

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Baaq Cusub U Diray Maamulka Muqdisho Iyo Mucaaridkooda   Hargeysa-11-01-2021-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ugu baaqay maamulka ka taliya...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Bulshada U Diray Farriimo La Xidhiidha Doorashada Iyo Sidii Loo Dooran Lahaa Dad Xilkas Ah

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Bulshada U Diray Farriimo La Xidhiidha Doorashada Iyo Sidii Loo Dooran Lahaa Dad Xilkas Ah   Hargeysa-11-01-2021-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse...

Madaxweynaha Somaliland Oo Xadhigga Ka Jaray Dhisme Cusub Oo Loo Bineeyey Hay’adda Dhawrista Tayada Qaranka + Sawiro

Madaxweynaha Somaliland Oo Xadhigga Ka Jaray Dhisme Cusub Oo Loo Bineeyey Hay’adda Dhawrista Tayada Qaranka   Hargeysa-11-01-2021-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xadhigga...

Madaxweynaha Somaliland oo soo saaray xeerka Dhismaha Guddida Tacliinta Sare, xeerka Aas-aaska Mac’hadka Cilmi-baadhista Beeraha iyo Xafiiska Diiwaanka Sekada

Xeerar Madaxweyne: 10/01/2021 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu xeerar Madaxweyne oo summadeedu kala yihiin JSL/XM/XM/249-611/012021, JSL/XM/XM/249-612/012021 iyo JSL/XM/XM/249-613/012021 uu ka soo...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/XKQ/222/1-614/012021 uu Xilka qaadis, bedel iyo Magacaabid ku sameeyey qaar...

War-saxaafadeed: 10/01/2021 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/XKQ/222/1-614/012021 uu Xilka qaadis, bedel iyo Magacaabid ku sameeyey...