HomeWararka

Wararka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan La Qaatay Dr Cabdiqaadir Aadan Sheekh.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan La Qaatay Dr Cabdiqaadir Aadan Sheekh. Hargeysa-05-04-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo Qaabiley  Dr Cabdiqaadir Aadan Sheekh Maxamuud...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo kormeeray cusbitaalka guud ee Hargeysa iyo qaybta daryeelka carruurta ee MAS.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo kormeeray cusbitaalka guud ee Hargeysa iyo qaybta daryeelka carruurta ee MAS.   Hargeysa-30-04-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa saaka kormeer...

Madaxweynaha Oo Golaha Baarlamaanka Iyo Shacbiga Somaliland ka tacsiyadeeyey Geerida Marxuum Xildhibaan Axmed Cabdi Kaahin Casood Oo maanta ku dhintay Hargeysa

Madaxweynaha Oo Golaha Baarlamaanka Iyo Shacbiga Somaliland ka tacsiyadeeyey Geerida Marxuum Xildhibaan Axmed Cabdi Kaahin Casood Oo maanta ku dhintay Hargeysa TACSI MADAXWEYNE: 23/01/2020 INNAA LILLAAHI...

Madaxweynaha Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Safiirka Denmark u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya +

Madaxweynaha Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Safiirka Denmark u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya. WAR-SAXAAFADEED: 22 /01/2020   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu xafiiskiisa...

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Cusbitaalka Ku Booqday Madaxweyne Ku Xigeenkii U Horeeyey Ee Somaliland Mujaahid Xasan Ciise Jaamac + Sawiro

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Cusbitaalka Ku Booqday Madaxweyne Ku Xigeenkii U Horeeyey Ee Somaliland Mujaahid Xasan Ciise Jaamac   Hargeysa-21-01-2020-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi,...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin madaxweyne oo summadahoodu yihiin JSL/XM/XKQ/222/1-443/012020 iyo JSL/XM/WM/222-444/012020, uu Xilka qaadis iyo Magacaabid ku sameeyey...

WAREEGTOOYIN MADAXWEYNE: 20/01/2020   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin madaxweyne oo summadahoodu yihiin JSL/XM/XKQ/222/1-443/012020 iyo JSL/XM/WM/222-444/012020, uu Xilka qaadis iyo Magacaabid...

Agaasimaha Guud Ee Madaxtooyada JSL Oo Kulan La Qaatay Dr. Jorge DeTorres-Rodriguez Iyo Hawlwadeenada waaxda “Archeology”-ga + Sawiro

Agaasimaha Guud Ee Madaxtooyada JSL Oo Kulan La Qaatay Dr. Jorge DeTorres-Rodriguez Iyo Hawlwadeenada waaxda "Archeology"-ga.     Hargeysa-19-01-2020-(MJSL)-Agaasimaha Guud ee madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali...

Madaxweynaha Somaliland Oo Ciidanka Asluubta ka tacsiyadeeyey Geerida Ku Timid Sarkaalkii u qaabilsanaa Xidhiidhka Hay’addaha Gashaanle Sare Maxamed Maxamuud Cabdilaahi 

TACSI MADAXWEYNE: 18/01/2020 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland,...