HomeWararka

Wararka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Kulan Sagootin ah la Qaatay Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey. 

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Kulan Sagootin ah la Qaatay Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey. Hargeysa-14-05-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa uu wareegto Madaxweyne uu xilkii kaga qaaday Guddoomiyihii Gobolka Togdheer, kuna  magacaabay masuul cusub.

Wareegto Madaxweyne 13.05.2024   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne uu xilkii kaga qaaday Guddoomiyihii Gobolka Togdheer, kuna  magacaabay masuul cusub.   Waxaanay...

Bilowga Mashaariicda JPLG-da ee Sannadka Cusub oo Maanta La Kala Saxeexday + Sawiro

Bilowga Mashaariicda JPLG-da ee Sannadka Cusub oo Maanta La Kala Saxeexday Hargeysa-06-01-2020-(MT-JSL)-Xarunta qasriga madaxtooyada Somaliland waxa maanta lagu kala saxeexday heshiiska mashaariicda maamul-daadejinta JPLG-da ee...

Wasiirkii Hore Oo maanta Geeriyooday Iyo Madaxweynaha Somaliland Oo Tacsi u diray shacbiga Somaliland Iyo Eheladii uu ka baxay

TACSI MADAXWEYNE: 06/01/2020 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland,...

Hambalyada Madaxweynaha JSL Ee Sanadka Cusub 2020-ka- 31/12/2019

Hambalyada Madaxweynaha JSL Ee Sanadka Cusub 2020-ka- 31/12/2019   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu curashada Sannadka Cusub ee miilaadiga 2020-ka awgeed, sannadka...

Madaxweynaha JSL Oo Xadhigga Ka Jaray Dhismeyaal Cusub Oo Lagu Kordhiyey Xarunta Guud Ee Ciidanka Dab-damiska + Sawiro

Madaxweynaha JSL Oo Xadhigga Ka Jaray Dhismeyaal Cusub Oo Lagu Kordhiyey Xarunta Guud Ee Ciidanka Dab-damiska.   Hargeysa-31-12-2019-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta...