HomeWararka

Wararka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Kulan Sagootin ah la Qaatay Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey. 

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Kulan Sagootin ah la Qaatay Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey. Hargeysa-14-05-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa uu wareegto Madaxweyne uu xilkii kaga qaaday Guddoomiyihii Gobolka Togdheer, kuna  magacaabay masuul cusub.

Wareegto Madaxweyne 13.05.2024   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne uu xilkii kaga qaaday Guddoomiyihii Gobolka Togdheer, kuna  magacaabay masuul cusub.   Waxaanay...

Shirkii Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Maanta Lagu Ansixiyey Xeerar kuwa kalena lagu Qaybiyey + Sawiro

WAR-SAXAAFADEED:12-12-2019 Shirkii Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Maanta Lagu Ansixiyey Xeerar kuwa kalena lagu Qaybiyey. Fadhigii 50-aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda...

Agaasimaha Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland Oo Hugga Dhaxanta Gaadhsiiyey Cusbitaalka TB-da Ee Magaalada Laascaanood. + Sawiro

Agaasimaha Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland Oo Hugga Dhaxanta Gaadhsiiyey Cusbitaalka TB-da Ee Magaalada Laascaanood Hargeysa(MT-JSL) Agaasimaha guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Maxamed Cali Bile oo...

Madaxweynaha JSL Oo Daah-furay Mashruuca Lagu Hirgelinayo Aagga Cashuuraha Ka Caagan ee Dekedda Berbera (Berbera Economic Free Zone) + Sawiro

Madaxweynaha JSL Oo Daah-furay Mashruuca Lagu Hirgelinayo Aagga Cashuuraha Ka Caagan ee Dekedda Berbera  (Berbera Economic Free Zone)   Hargeysa-10-12-2019-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi,...