HomeWararka

Wararka

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

Daawo: Madaxweynaha JSL oo kormeer ku tagay Xarunta Wakaaladda Madbacadda Qaranka

https://youtu.be/fC--Le2C9uM?si=m0UJ2u8UG47KUzoF

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Iyo Wefti Ballaadhan oo uu Hoggaaminayo oo Safar Shaqo Ugu Baxay Dalka Jabuuti

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Iyo Wefti Ballaadhan oo uu Hoggaaminayo oo Safar Shaqo Ugu Baxay Dalka Jabuuti Hargeysa-14-06-2020-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo Wefti...

Madaxweynaha Oo Shacbiga Somaliland ka tacsiyadeeyey Geerida Ganacsade Xaaji Abiib Jibriil Nuur oo ahaa mulkiilihii Saw Hotel Boorama oo Hargeysa ku geeriyooday Maanta 

  TACSI MADAXWEYNE:  09/06/2020 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland,...

Madaxweynaha Qaranka oo ka Tacsiyadeeyey shacbiga Somaliland iyo eheladii uu ka baxay Wasiir Hore Marxuum Cali Maxamed Xasan (Cali Qoorseef) oo Maanta Hargeysa ku...

TACSI MADAXWEYNE: 08/06/2020 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland,...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Habka Maqalka Iyo Muuqaalka Kaga Qaybgalay Xafladda Qalin-jabinta Abaarso School

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Habka Maqalka Iyo Muuqaalka Kaga Qaybgalay Xafladda Qalin-jabinta Abaarso School Hargeysa-07-06-2020-(MJSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa habeenimadii xalay habka...