HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

Madaxweynaha Somaliland iyo Ergadii Nabadaynta Gobolka Sanaag oo Is Af-garad Buuxa Ka Gaadhay Arrintii Gobolka Sanaag + Sawiro

Madaxweynaha Somaliland iyo Ergadii Nabadaynta Gobolka Sanaag oo Is Af-garad Buuxa Ka Gaadhay Arrintii Gobolka Sanaag   Hargeysa-06-10-2019-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo ergedii...

Shirkii Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Maanta Lagaga Dooday qodobbo muhiima

WAR-SAXAAFADEED: 03 /10/2019   Shirkii Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Maanta Lagaga Dooday qodobbo muhiima     Kal-fadhigii 42-aad ee golaha wasiirradda Jamhuuriyadda Somaliland, oo uu shir guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda...

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Dubai Kula Kulmay Ganacsato Waa Weyn Oo Danaynaya Inay Maalgashadaan Somaliland Iyo Arrimaha Ay Ka Wadda Hadleen + Sawiro

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Dubai Kula Kulmay Ganacsato Waa Weyn Oo Danaynaya Inay Maalgashadaan Somaliland Iyo Arrimaha Ay Ka Wadda Hadleen     Dubai-28-09-2019-(MT-JSL)-Madaxweyne ku xigeenka...

Madaxweyne Ku Xigeen Somaliland Oo Kulan La Qaatay  Madaxda Ururka Dhaqaalaha Cagaaran Ee Dunida (World Green Economy Organization) Oo Kuna Marti-qaaday Shir Muhiima +...

Madaxweyne Ku Xigeen Somaliland Oo Kulan La Qaatay  Madaxda Ururka Dhaqaalaha Cagaaran Ee Dunida (World Green Economy Organization) Oo Kuna Marti-qaaday Shir Muhiima.   Dubai-24-09-2019-(MT-JSL)-Madaxweyne ku...

Shirkii Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Maanta Lagaga Hadlay Arrimo Dhawra + Sawiro

  WAR-SAXAAFADEED: 19 /09/2019   Shirkii Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Maanta Lagaga Hadlay Arrimo Dhawra     Kal-fadhigii 41-aad ee golaha wasiirradda Jamhuuriyadda Somaliland, oo uu shir gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda...