HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

Madaxweynaha Somaliland oo tacsi u diray Shacbiga Somaliland iyo Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha iyo Horumarinta Kalluumaysiga 

Madaxweynaha Somaliland oo tacsi u diray Shacbiga Somaliland iyo Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha iyo Horumarinta Kalluumaysiga  INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN   Tacsi Madaxweyne: 21/01/2019-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabilay Muwaadin Hindisay Astaanta Qaranka Somaliland Oo Ka Samaysayn Bir + Sawiro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabilay Muwaadin Hindisay Astaanta Qaranka Somaliland Oo Ka Samaysayn Bir   Hargeysa-21-01-2019-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa  xafiiskiisa ku qaabilay...

Madaxweynaha JSL oo Ciidamada kala duwan, iyo Shacbiga Somaliland ka tacsiyadeeyey geerida Marxuum Gashaanle Sare Yuusuf Cabdi Oday oo ka tirsanaa Ciidanka Booliska 

Madaxweynaha JSL oo Ciidamada kala duwan, iyo Shacbiga Somaliland ka tacsiyadeeyey geerida Marxuum Gashaanle Sare Yuusuf Cabdi Oday oo ka tirsanaa Ciidanka Booliska INNAA LILLAAHI...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuuriyadda Somaliland Oo ka Qayb-galay Barnaamijka Nafaqadda Hooyadda iyo Dhalaanka oo maanta lagu qabtay Hargeysa + Sawiro

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuuriyadda Somaliland Oo ka Qayb-galay Barnaamijka Nafaqadda Hooyadda iyo Dhalaanka oo maanta lagu qabtay Hargeysa. Hargeysa-15-01-2019-(MT-JSL)-Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mundane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil...

Madaxweynaha Somaliland oo tacsi u diray Ehelka iyo Shacbiga Somaliland ee uu ka baxay Marxuum Cismaan Abshir Cabdalle oo ku geeriyooday Dalka Jabuuti 

Madaxweynaha Somaliland oo tacsi u diray Ehelka iyo Shacbiga Somaliland ee uu ka baxay Marxuum Cismaan Abshir Cabdalle oo ku geeriyooday Dalka Jabuuti INNAA LILLAAHI...