HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ka Qayb-galay Qalin-jebinta Dufcaddii Afraad ee Ka Baxda Jaamacadda Sanaag+ Sawiro

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ka Qayb-galay Qalin-jebinta Dufcaddii Afraad ee Ka Baxda Jaamacadda Sanaag Ceerigaabo-27-11-2018-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta ka qayb-galay...

Madaxweynaha Somaliland Oo Xadhigga Ka Jaray Dhismeyaal Cusub Oo Lagu Soo Kordhiyey Cusbitaalka guud ee Ceerigaabo + Sawiro

Madaxweynaha Somaliland Oo Xadhigga Ka Jaray Dhismeyaal Cusub Oo Lagu Soo Kordhiyey Cusbitaalka guud ee Ceerigaabo Ceerigaabo-27-11-2018-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa  maanta...

Mawjado Dadweyne ah oo Madaxweynaha iyo Weftigiisa Kusoo Dhaweeyey Magaalada Ceerigaabo + Sawiro

Mawjado Dadweyne ah oo Madaxweynaha iyo Weftigiisa Kusoo Dhaweeyey Magaalada Ceerigaabo Ceerigaabo:26/11/2018(MT-JSL)-Mawjado dadweyne ah oo kamid ah shacabka ku dhaqan magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka...