HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

Madaxweyne Muuse Biixi iyo Wefti uu Hoggaaminayo oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Burco + Sawiro

 Madaxweyne Muuse Biixi iyo Wefti uu Hoggaaminayo oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Burco Burco:20/11/2018(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti ballaadhan...

Madaxweynaha Somaliland oo ehelka, garaadada iyo shacbiga Somalilandba ka tacsiyadeeyey geerida Marxuum Sekeriye Garaad Cqani Garaad Jaamac oo hargeysa ku geeriyooday

Madaxweynaha Somaliland oo ehelka, garaadada iyo shacbiga Somalilandba ka tacsiyadeeyey geerida Marxuum Sekeriye Garaad Cqani Garaad Jaamac oo hargeysa ku geeriyooday ACSI MADAXWEYNE IN-NAA LILLAAHI WA...

Madaxweynaha Somaliland oo Kormeer iyo Xadhig-ka-jaris Ku Sameeyey Goobo Muhiim ah oo Magaalada Berbera Ku Yaalla + Sawiro

Madaxweynaha Somaliland oo Kormeer iyo Xadhig-ka-jaris Ku Sameeyey Goobo Muhiim ah oo Magaalada Berbera Ku Yaalla Hargeysa-19-11-2018-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kormeeray...