HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

Madaxweynaha Somaliland oo  Munaasibad Sagaatin ah Ku Macasalaameeyey 380 oo Arday oo Deeq Waxbarasho Ka Helay Dalka Itoobiya + Sawiro

Madaxweynaha Somaliland oo  Munaasibad Sagaatin ah Ku Macasalaameeyey 380 oo Arday oo Deeq Waxbarasho Ka Helay Dalka Itoobiya   Hargeysa-27-10-2018-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi,...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Dhambaal Hambalyo Ah U Diray Madaxweynaha Cusub Ee Loo Doortay Dalka Ethiopia

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Dhambaal Hambalyo Ah U Diray Madaxweynaha Cusub Ee Loo Doortay Dalka Ethiopia.   Hambalyo Madaxweyne: 25/10/2018-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi,...

Madaxweynaha Somaliland Oo Gurigiisa Ku Booqday Odayga Ruug-cadaaga Ah Ee Cumar Carte Qaalib

Madaxweynaha Somaliland Oo Gurigiisa Ku Booqday Odayga Ruug-cadaaga Ah Ee Cumar Carte Qaalib Hargeysa-25-10-2018-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jmahuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta booqasho ugu tagay...

Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Oo Kormeer Ku Soo Maray qaar Ka Mida Kaydadka Biyaha Ee Caasimadda Kalana Qaybgalay Xafllaad Xadhiga Lagaga Jaray Kayd-Biyood Casri Ah...

Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Oo Kormeer Ku Soo Maray qaar Ka Mida Kaydadka Biyaha Ee Caasimadda Kalana Qaybgalay Xafllaad Xadhiga Lagaga Jaray Kayd-Biyood Casri Ah...

Madaxweynaha Somaliland oo wareegto ka soo saaray Maalinta Geesiyaasha Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland

Madaxweynaha Somaliland oo wareegto ka soo saaray Maalinta Geesiyaasha Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland   Hargeysa(MT-JSL)WAR-SAXAAFADEED: 24/10/2018-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu...