HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo weftigii uu hoggaamimayey oo lagu soo dhaweeyey Caasimada Dawlad Deegaanka Somalida ee Jig-jiga.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo weftigii uu hoggaamimayey oo lagu soo dhaweeyey Caasimada Dawlad Deegaanka Somalida ee Jig-jiga Jig-jiga-03-01-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo weftigii uu hoggaamimayey oo...

Hambalyada Madaxweyne Ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Ahna Ku Simaha Madaxweynaha Ee Sanadka Cusub Ee 2024.

Hambalyada Madaxweyne Ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Ahna Ku Simaha Madaxweynaha Ee Sanadka Cusub Ee 2024.   Hargeysa-31-12-2023-(MT-JSL)-Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ahna ku...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Iyo Weftigii uu Hoggaaminayey Oo Si Heer Sare Ah Loogu Soo dhaweeyey Dalka Ethiopia.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Iyo Weftigii uu Hoggaaminayey Oo Si Heer Sare Ah Loogu Soo dhaweeyey Dalka Ethiopia. Addis-Ababa-31-12-2023-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda  Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo wefti uu hoggaaminayo Oo Safar Shaqo Ugu baxay Dalka Ethiopia.

War-saxaafadeed. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo wefti uu hoggaaminayo Oo Safar Shaqo Ugu baxay Dalka Ethiopia. Hargeysa-31-12-2023-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo,...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Iyo Weftigii Uu Hoggaaminayey Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Iyo Weftigii Uu Hoggaaminayey Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay.   Hargeysa-30-12-2023-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey ee...