Wararka Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland u qaabilsan Wadahalada ayaa si kulul u cambaaraysay faalada uu ka bixiyay Ergayga Somaaliya u qaabilsan Wadahaladu heshiiskii ay Addis Ababa ku saxeexeen shalay Madaxweynaha Jamhuuryadda Somaliand iyo Raisal Wasaaraha Dawladda Jamhuuriyadda Federaalka Ethiopia. January 2, 2024 0 338 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Share this: Share on Facebook (Opens in new window) Facebook Share on X (Opens in new window) X Like this:Like Loading… Related