HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo daah-furay Imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare iyo H/Dhexe oo Maanta Bilaabmay

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo daah-furay Imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare iyo H/Dhexe oo Maanta Bilaabmay.   Hargeysa-17-06-2023-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa daah-furay...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Qayb-galay Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Marxuum Cismaan Indhoole

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Qayb-galay Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Marxuum Cismaan Indhoole   Hargeysa-29-05-2023-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay Aas...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somailand Oo Qasriga Madaxtooyada Kulan-Sharafeed Ugu Sameeyey Marwo Edna Aadan Oo Abaalmarin Caalami Ah Kusoo Guulaysatay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somailand Oo Qasriga Madaxtooyada Kulan-Sharafeed Ugu Sameeyey Marwo Edna Aadan Oo Abaalmarin Caalami Ah Kusoo Guulaysatay.   Hargeysa-28-05-2023-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi,...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan La Qaatay hoggaanka Dallada Dhallinyarada Heer Qaran ee SONYO

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan La Qaatay hoggaanka Dallada Dhallinyarada Heer Qaran ee SONYO.   Hargeysa-28-05-2023-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta qasriga Madaxtooyada...