Facebook Twitter Youtube
  • Home
  • Xukuumadda
  • Arrimaha Bulshada
  • Radio Hargeisa
  • Somali
  • العربية
  • English
Search
Logo
Facebook
Instagram
TikTok
Twitter
Logo
Search
  • Home
  • Xukuumadda
  • Arrimaha Bulshada
  • Radio Hargeisa
  • Somali
  • العربية
  • English
More
    Home Qolka Muqaalada Muuqaallo “Inay Edna caalamka guushaas kasoo dhex qaadday waa Sharaf Somaliland usoo hoyatay,...
    • Qolka Muqaalada
    • Muuqaallo
    • Wararka

    “Inay Edna caalamka guushaas kasoo dhex qaadday waa Sharaf Somaliland usoo hoyatay, waa Sharaf Afrika usoo hoyatay oo inta horumarka iyo wanaagga jecel usoo hoyatay, sidaas darteed aniga oo ku hadlaya afkii qaranka aad iyo baan kaaga mahadnaqayaa guushaas caalamiga ah ee aad keentay haddii aannu Somaliland nahay,” ayuu yidhi madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

    May 28, 2023
    183
    0
    Facebook
    Twitter
    Pinterest
    WhatsApp

      RELATED ARTICLESMORE FROM AUTHOR

      Qodobbada Ka Soo baxay Fadhigii Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland

      Qodobbada Ka Soo baxay Fadhigii Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland ee maanta.

      Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne ku magacaabay Xubnaha cusub ee Komishanka Xuquuqul Insaanka Qaranka

      Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Hadlay Masiibaddii Xalay ee Dabkii Suuqa Wajaale.

      Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Oo  Kormeeray Mashruuca Biyo Ballaadhinta Magaalada Boorama

      Facebook
      Twitter
      Pinterest
      WhatsApp
        Previous articleMuqaalka Guud ee Soo dhaweyntii Dr Edna Aadan iyo kalmaddii ay ka tidhi Qasriga Madaxtooyadda JSL
        Next articleSomaliland Celebrates Templeton Prize Winner Edna Adan Ismail
        admin

        © Madaxtooyadda Jamhuuriyadda Somaliland 2018, All Rights Reserved