HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

Shirkii Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qodobo Dalka Iyo Dadka Muhiim U Ah Lagu Lafo-guray

WAR-SAXAAFADEED Shirkii Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qodobo Dalka Iyo Dadka Muhiim U Ah Lagu Lafo-guray. Hargeysa-24-05-2023-(MT-JSL)-Fadhigii 111aad ee Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda oo uu shir-guddoominayey...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabiley Safiirka Cusub ee Dalka Ingiriiska.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabiley Safiirka Cusub ee Dalka Ingiriiska.   Hargeysa-24-05-2023-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa qasriga Madaxtooyada ku qaabiley safiirka cusub ee...

Munaasibad Lagu Muunadaynayo Sannad-Guurada 32-Aad Ee Kasoo Wareegtay Dib Ula Soo Noqoshadii Qarannimadda  Jamhuuriyadda Somaliland Oo Madaxtooyada Lagu Qabtay Caawa.

Munaasibad Lagu Muunadaynayo Sannad-Guurada 32-Aad Ee Kasoo Wareegtay Dib Ula Soo Noqoshadii Qarannimadda  Jamhuuriyadda Somaliland Oo Madaxtooyada Lagu Qabtay Caawa.   Hargeysa-18-05-2023-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Qaygalay Xuska Sannad-Guurada 32-Aad Ee Munaasibadda 18-Ka May

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Qaygalay Xuska Sannad-Guurada 32-Aad Ee Munaasibadda 18-Ka May.   Hargeysa-18-05-2023-(MT-JSL ...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Saaka Soo Kormeeray Dhaawacyada Ciidamada Qaranka Ee Ku Sugan Cusbitaalka Ciidanka Qaranka iyo Cusbitaalka Guud ee Burco.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Saaka Soo Kormeeray Dhaawacyada Ciidamada Qaranka Ee Ku Sugan Cusbitaalka Ciidanka Qaranka iyo Cusbitaalka Guud ee Burco. Burco-17-05-2023-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland,...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Tacsi u diray Qaranka Somaliland iyo Madaxda Dhaqanka 

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Tacsi u diray Qaranka Somaliland iyo Madaxda Dhaqanka TACSI MADAXWEYNE: 14/05/2023 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi...