HomeWararka

Wararka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan La Qaatay Dr Cabdiqaadir Aadan Sheekh.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan La Qaatay Dr Cabdiqaadir Aadan Sheekh. Hargeysa-05-04-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo Qaabiley  Dr Cabdiqaadir Aadan Sheekh Maxamuud...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo kormeeray cusbitaalka guud ee Hargeysa iyo qaybta daryeelka carruurta ee MAS.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo kormeeray cusbitaalka guud ee Hargeysa iyo qaybta daryeelka carruurta ee MAS.   Hargeysa-30-04-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa saaka kormeer...

Nuxurka Kulan Ballaadhan Oo Uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland La Yeeshay Madaxweynaha Dawlad-Deegaanka Soomaalida Iyo Wefti Uu Hoggaaminayo + Sawiro

Nuxurka Kulan Ballaadhan Oo Uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland La Yeeshay Madaxweynaha Dawlad-Deegaanka Soomaalida Iyo Wefti Uu Hoggaaminayo.   Hargeysa-28-11-2021-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa...

TACSI MADAXWEYNE: 26/11/2021

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland, waxa...

Madaxweynaha Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Madaarka Caalamiga Ah Ee Berbera, Diyaaradii U Horaysayna Ka Soo Raacay

Berbera-20-11-2021-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa xadhigga ka jaray madaarka caalamiga ah ee Berbera International Airport oo in muddo ahba lagu waday...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne uu xil ka qaadis iyo magacaabid ku sameeyey masuuliyiin ka mida xukuumada

WAREEGTOOYIN MADAXWEYNE: 10 /11/2021 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne oo summadoodu tahay JSL/XM/XKQ/222/1-781/112021 iyo JSL/XM/WM/222-782/112021 uu xil ka qaadis...