HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Daah-Furay Koobka Horyaalka Horyaallada Kooxaha Jamhuuriyadda Somaliland

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Daah-Furay Koobka Horyaalka Horyaallada Kooxaha Jamhuuriyadda Somaliland. Hargeysa-16-12-2022-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta daah-furay tartanka horyaalka horyaallada...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Farriim Muhiim Ah Oo La Xidhiidha Doorashada U Diray Axsaabta, Ururrada Siyaasadda Iyo Bulshada Somaliland.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Farriim Muhiim Ah Oo La Xidhiidha Doorashada U Diray Axsaabta, Ururrada Siyaasadda Iyo Bulshada Somaliland. Hargeysa-16-12-2022-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi...

Statement: Dialogue the must be meaningful, Somaliland’s position is as follows:

Somaliland position SOMALILAND POSITION Somaliland is ready for the dialogue but the dialogue must be meaningful. Somaliland position is as follows: 1. Somaliland insists on a Two-state process and...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Iyo Weftigii Uu Hoggaaminayey Oo Si Diirran Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Jabuuti

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Iyo Weftigii Uu Hoggaaminayey Oo Si Diirran Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Jabuuti   Jabuuti-07-12-2022-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii ballaadhnaa...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Safar ugu Baxay Dalka Jabuuti

Hargeysa-07-12-2022-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa safar shaqo oo maalmo kooban qaadan doona ugu baxay Dalka Jamhuuriyadda Jabuuti. Waxaana...