Home Qolka Muqaalada Muuqaallo Daawo “Garoon aan isleeyahay waa ka Afrika ugu weyn ayaa la dhisay,... Qolka MuqaaladaMuuqaalloWararka Daawo “Garoon aan isleeyahay waa ka Afrika ugu weyn ayaa la dhisay, adduunkoo dhanna ciidamada iyo shicibku way wada isticmaalaan garoomada, markaa laga maarmi maayo in garoonkii loo isticmaalo shicib ahaan, markaa lagama maarmaan ayey noqotay in garoonkii loo isticmaalo shicib ahaan iyo diyaaradaha madaniga ah oo uu noqdo garoon caalamiya (International airport), heshiiskii aynu la galnay ee 25-ka sanno ahaana waa sidiisii, wax iskama bedelin ee sidiisii ayuu u yaalaa” Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi. September 15, 2019 726 0 FacebookTwitterPinterestWhatsApp RELATED ARTICLESMORE FROM AUTHOR Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Kormeer ku tegay xarunta guud ee Booliska. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) Oo Wareegto ku soo saaray Laba Xeer oo kala ah:- Madaxweynaha Qaranka oo Laba Wareegto ku soo saaray laba Xeer “Waxaan fulin doona oo aan wareegto ku soo saari doona balanqaadkii aan sameeyey wakhtigii Ololaha ee ahaa mushahar kordhinta ciidamada …” “Waxaan fulin doona oo aan wareegto ku soo saari doona balanqaadkii aan sameeyey wakhtigii Ololaha ee ahaa mushahar kordhinta ciidamada …”