Home Qolka Muqaalada Muuqaallo Daawo “Garoon aan isleeyahay waa ka Afrika ugu weyn ayaa la dhisay,... Qolka MuqaaladaMuuqaalloWararka Daawo “Garoon aan isleeyahay waa ka Afrika ugu weyn ayaa la dhisay, adduunkoo dhanna ciidamada iyo shicibku way wada isticmaalaan garoomada, markaa laga maarmi maayo in garoonkii loo isticmaalo shicib ahaan, markaa lagama maarmaan ayey noqotay in garoonkii loo isticmaalo shicib ahaan iyo diyaaradaha madaniga ah oo uu noqdo garoon caalamiya (International airport), heshiiskii aynu la galnay ee 25-ka sanno ahaana waa sidiisii, wax iskama bedelin ee sidiisii ayuu u yaalaa” Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi. September 15, 2019 652 0 FacebookTwitterPinterestWhatsApp RELATED ARTICLESMORE FROM AUTHOR Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Qaabiley Wefti Ballaadhan oo ka socday Dalalka Kenya iyo Ethiopia. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Daah-furay Shirweynaha qaran ee horumarinta Kalluumaysiga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Daah-furay Shirweynaha qaran ee horumarinta Kalluumaysiga BARNAAMIJ SIYAASADEEDKA XISBIGA KULMIYE 2024 – 2029 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Xadhigga Ka Jaray Dhisme Casri Ah Oo Loo Hirgeliyey Cusbitaalka Carruurta ee MAS.