Home Qolka Muqaalada Muuqaallo “Inay Edna caalamka guushaas kasoo dhex qaadday waa Sharaf Somaliland usoo hoyatay,... Qolka MuqaaladaMuuqaalloWararka “Inay Edna caalamka guushaas kasoo dhex qaadday waa Sharaf Somaliland usoo hoyatay, waa Sharaf Afrika usoo hoyatay oo inta horumarka iyo wanaagga jecel usoo hoyatay, sidaas darteed aniga oo ku hadlaya afkii qaranka aad iyo baan kaaga mahadnaqayaa guushaas caalamiga ah ee aad keentay haddii aannu Somaliland nahay,” ayuu yidhi madaxweyne Muuse Biixi Cabdi. May 28, 2023 493 0 FacebookTwitterPinterestWhatsApp RELATED ARTICLESMORE FROM AUTHOR Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada JSL ku qaabilay Danjiraha Boqortooyada Ingiriiska (UK) u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya Fadhigii 29-aad ee Shirka Golaha Wasiirrada Jammhuuriyadda Somaliland oo uu Shir-gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo Ka Qabsomay Qasriga Madaxtoyada Daawo: Madaxweynaha JSL oo Qaabilay Danjiraha UK u Qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya Daawo: Fadhigii 29-aad ee Shirka Golaha Wasiirrada oo maanta ka qabsoomay Qasriga Madaxtooyada Daawo: Guddida Abaaraha ayaa maanta kulan la yeeshay Haa’yaddaha Caalamiga ah iyo kuwa Maxaliga ah . Share this: Click to share on Facebook (Opens in new window) Facebook Click to share on X (Opens in new window) X Like this:Like Loading... Related