Wararka
Newsroom
News, statements and press releases from the Office of the President of the Republic of Somaliland.
-

Somaliland: President Bihi Bids Farewell to Taiwan Scholarship Winners
The President of the Republic of Somaliland, H.E. Muse Bihi Abdi, today held a farewell ceremony to celebrate the 33 students who have won scholarships from…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Sagootiyey 33-Arday Oo Ku Guulaystay Deeq Waxbarashada Sare Ah Oo Dalka Taiwan Ah Ay KA Heleen
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Sagootiyey 33-Arday Oo Ku Guulaystay Deeq Waxbarashada Sare Ah Oo Dalka Taiwan Ah Ay KA Heleen. Hargeysa-26-09-2021-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi…
-

Madaxweynaha Somaliland oo shacbiga ka tacsiyadeeyey geerida Marxuum Maxamed Cabdi Arabay oo xalay ku geeriyooday Hargeysa laguna aasay maanta
TACSI MADAXWEYNE: 25/09/2021 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda…
-

رئيس الجمهورية يحضر حفل تخرج الدفعة أل 18 من طلاب وطالبات جامعة هرجيسا
وعددهم 1150 طالب وطالبة تخرجوا من الكليات المختلفة جامعة هرجيسا ،وهنأ فخامة الرئيس الطلاب واساتذتهم بهذه المناسبة ،واشار فخامته أن نجاح والتنمية يوجد في وحدة الشعب…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Qeyb-galay Munaasibada Qalin-jabinta Dufcadii 18aad Ee Jaamacada Hargeysa Oo Ay Ka Baxeen 1,157Arday
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Qeyb-galay Munaasibada Qalin-jabinta Dufcadii 18aad Ee Jaamacada Hargeysa Oo Ay Ka Baxeen 1,157Arday. Hargeysa-18-09-2021-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Muuse Biixi Cabdi…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo wareegto Madaxweyne ku Magacaabay Guddida Hoggaaminta Siyaasadda Hay’adda Caymiska Qaranka.
Wareegto Madaxweyne: 18/09/2021 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-715/092021 ku Magacaabay Guddida Hoggaaminta Siyaasadda Hay’adda Caymiska…
-

المجلس الوزاري يناقش عدة قضايا مهمة خلال جلستهم أل 79
واصدر المجلس الوزاري برئاسة رئيس الجمهورية فخامة موسى بيحي عبدي اجنداتا تتعلق بالحالة العامة للبلد، ومنها الأمنية والصحية وقد قرأ وزير وزارة الشؤون الداخلية تقريرا يتعلق…
-

Madaxweynaha Somaliland oo tacsi u diray shacbiga iyo Ehelada Marxuum Col. Xuseen Cabdi Dubad (Alifdoon) oo ku geeriyooday Hargeysa.
Madaxweynaha Somaliland oo tacsi u diray shacbiga iyo Ehelada Marxuum Col. Xuseen Cabdi Dubad (Alifdoon) oo ku geeriyooday Hargeysa. TACSI MADAXWEYNE: 17/09/2021 INNAA LILLAAHI WA INNAA…




