Wararka
Newsroom
News, statements and press releases from the Office of the President of the Republic of Somaliland.
-

رئيس الجمهورية يترأس الإجتماع الوزاري الدوري لهذا الاسبوع
ترأس رئيس الجمهورية فخامة موسى بيحي عبدي يوم الخميس الاجتماع الدوري لمجلس الوزراء الذي انعقد عبر تقنية المرئي عن بعد بعد استماع العرض الذي قدمه بعض…
-

Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Maanta warbiximo lagaga dhegeystay Qaar ka mida Golaha Wasiirrada
WAR-SAXAAFADEED: 03/09/2020 Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Maanta warbiximo lagaga dhegeystay Qaar ka mida Golaha Wasiirrada Fadhigii 63aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland ku…
-

Maxkamada dastuuriga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta qaraar ka soo saartay qoraalkii madaxweynuhu u gudbiyey, waxaana uu u dhignaa sidan:-
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Maxkamada Sare ee dalka u gudbiyey qoraal ku taariikhaysnaa 12/08/2020 oo summadiisu ahayd JSL/XM/MS/100-545/08/2020, kaas oo ujeedadiisu ahayd…
-

Madaxweynaha Oo qaabilay Aqoonyahanad ku Xeel Dheer Arrimaha Ataarta Qadiimiga ah + Sawiro
WAR-SAXAAFADEED: 26/08/2020 Madaxweynaha Oo qaabilay Aqoonyahanad ku Xeel Dheer Arrimaha Ataarta Qadiimiga ah. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu maanta qaabilay Aas-aasaha,…
-

رئيس الجمهورية فخامة موسى بيحي يلتقي في مكتبه بأعضاء لجنة الإنتخابات العامة في صوماليلان
وقدم أعضاء لجنة الإنتخابات لفخامة الرئيس تقريرا عن انجازاتهم وأعمالهم المتعلقة بإجراء الإنتخابات التشريعية والبلديات وصرحوا انهم أصدروا جدول تدوين المنتخبين مؤخرا وأنهم عقدوا لقائات…
-

Madaxweynaha Oo Kulan la qaatay Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland
WAR-SAXAAFADEED: 25/08/2020 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qasriga madaxtooyada kulan kula qaatay guddida komishanka doorashooyinka qaranka Somaliland. Guddida Komishanka doorashooyinka qaranku…
-

رئيس الجمهورية يزور مقر حزب كلمية بمدينة هرجيسا
رئيس الجمهورية ورئيس حزب كلمية الحاكم فخامة موسى بيحي عبدي يزور مقر الحزب في العاصمة هرجيسا وقد رحب به مسؤولي جناح النساء لحزب كلمية وقادة الحزب…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland OoBooqday Xarunta Guud Ee Xisbiga Kulmiye
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Booqday Xarunta Guud Ee Xisbiga Kulmiye Hargeysa-24-08-2020-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta booqasho ku…
-

رئيس الجمهورية يستقبل في مكتبه الممثل الجديد لدولة إثيوبيا لدى جمهورية صوماليلاند
أستقبل رئيس الجمهورية فخامة موسى بيحي عبدي الممثل الجديد الذي عينته دولة إثيوبيا الفدرالية لدى جمهورية صوماليلاند السفير سعيد محمد جبريل،هذا وتباحث الطرفان حول العلاقات التعاونية…
-

Madaxweynaha Oo Qaabiley Safiirka Cusub Ee Itoobiya U Soo Magacaabay Jamhuuriyadda Somaliland
Madaxweynaha Oo Qaabiley Safiirka Cusub Ee Itoobiya U Soo Magacaabay Jamhuuriyadda Somaliland WAR-SAXAAFADEED: 22/08/2020 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley…

