Wararka
Newsroom
News, statements and press releases from the Office of the President of the Republic of Somaliland.
-

Madaxweyne-ku-xigeenka JSL Oo u tartamidda Kursiga Afraad ee Xisbiga KULMIYE uga Tanaasulay Wasiirka Ganacsiga + Sawiro
Madaxweyne-ku-xigeenka JSL Oo u tartamidda Kursiga Afraad ee Xisbiga KULMIYE uga Tanaasulay Wasiirka Ganacsiga + Sawiro Hargeysa-01-10-2020-(MT-JSL)-Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna guddoomiye-ku-xigeenka Afraad ee xisbiga KULMIYE…
-

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Daah-furay Wejiga Labaad Ee Mashaariicda Sanduuqa Horumarinta Somaliland Ee SDF + Sawiro
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Daah-furay Wejiga Labaad Ee Mashaariicda Sanduuqa Horumarinta Somaliland Ee SDF Hargeysa-29-09-2020-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jahuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si rasmi…
-

Madaxweynaha Somaliland oo maayarka Magaalada Burco ka tacsiyadeeyey Geerida ku timid Hooyadii Marxuumad Aamina Caraale Cabdille
TACSI MADAXWEYNE:- 28/09/2020 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland,…
-

رئيس الجمهورية يحضر حفلة تخرج 400 معلم من كلية تدريب المعلمين في هرجيسا
وحضر المناسبة ايضا مسؤولي وزارة التربية والتعليم ومسؤولي كلية تدريب المعلمين ، وفي كلمة القاها رئيس الجمهورية في هذه المناسبة اشار انه تحقق هدف من اهداف…
-

Madaxweynaha oo Isu Diiwaangeliyey Kaadhka Ka qaybgalka Shirweynaha Afraad ee Xisbiga KULMIYE+Sawiro
Madaxweynaha oo Isu Diiwaangeliyey Kaadhka Ka qaybgalka Shirweynaha Afraad ee Xisbiga KULMIYE Hargeysa-27-09-2020-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta…
-

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Farxadda Kala Qayb-galay Dufcaddii Ugu Horraysay Ee Ka Qalin-jebisa Kulliyadda Tababarka Macallimiinta Qaranka + Sawiro
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Farxadda Kala Qayb-galay Dufcaddii Ugu Horraysay Ee Ka Qalin-jebisa Kulliyadda Tababarka Macallimiinta Qaranka Hargeysa-27-09-2020-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa…

