Wararka
Newsroom
News, statements and press releases from the Office of the President of the Republic of Somaliland.
-

التقى رئيس الجمهورية فخامة موسى بيحي عبدي في مكتبه بأعضاء اللجنة القومية للإنتخابات
حيث تمت خلال اللقاء مناقشة أهم الإنجازات اللجنة القومية للإنتخابات منها التحضير لإجراء الإنتخابات التشريعية والبلديات كما قدم أعضاء اللجنة تقريرا مفصلا يتعلق بالأعمال التحضيرية لإجراء…
-

Madaxweynaha Somailand Oo Kulan la qaatay Xubnaha Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland
WAR-SAXAAFADEED: 23/09/2020 Madaxweynaha Somailand Oo Kulan la qaatay Xubnaha Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu qasriga madaxtooyada kulan…
-

رئيس الجمهورية يترأس جلسة المجلس الوزراء الدورية لهذا الأسبوع
عقد جلسة ال 64 لمجلس الوزراء حكومة صوماليلاند برئاسة رئيس الجمهورية فخامة موسى بيحي عبدي عبر تقنية المرئي قدم وزير وزارة الشؤون الداخلية تقريرا عن الحالة…
-

Golaha Wasiirrada Somaliland Oo La Horkeenay Qorshaha Dhisida Guryaha Shaqaalaha, Ansixiyeyna Siyaasad Cusub
Golaha Wasiirrada Somaliland Oo La Horkeenay Qorshaha Dhisida Guryaha Shaqaalaha, Ansixiyeyna Siyaasad Cusub. Fadhigii 64aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland ku yeeshay habka Maqalka…
-

رئيس الجمهورية يحضراحتفال تخرج 1290 طالب وطالبة من الكليات المختلفة في جامعة هرجيسا
وحضر الإحتفال ايضا مسؤولين من الأحزاب السياسية دبلوماسين أعضاء من برلمان صوماليلاند إدارة الجامعة وأولياء امور الطلبة والقى فخامة الرئيس كلمة هنأ من خلالها الطلاب واولياء…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Maanta Ka Qeyb Galay Xaflada Qalin Jebinta Dufcadii 17aad Ee Jaamacada Hargeysa Oo Ay Ka Baxeen 1290 Arday + Sawiro
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Maanta Ka Qeyb Galay Xaflada Qalin Jebinta Dufcadii 17aad Ee Jaamacada Hargeysa Oo Ay Ka Baxeen 1290 Arday Hargeysa-13/09/2020-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda somaliland oo shacbiga Somaliland iyo eheladii uu ka Baxay Marxuum Cali Sandulle Tacsi u diray
TACSI MADAXWEYNE: 12/09/2020 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland,…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo tacsi u diray Bulshada Somaliland iyo Bahda Dhaqanka ee uu ka baxay Marxuum Suldaan Cismaan Suldaan Xaaji Cali Kooshin oo ku geeriyooday Imaaraadka
TACSI MADAXWEYNE: 10/09/2020 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland,…
-

Madaxweynaha oo Tacsi u diray shacbiga Somaliland iyo eheladii uu ka baxay Marxuum Eng. Axmed Cumar Xasan Guuleed oo Hargeysa ku geeriyooday
TACSI MADAXWEYNE: 10/09/2020 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan La Qaatay Hoggaanka Ururrada Bulshada Rayidka Ah.
WAR-SAXAAFADEED: 06/09/2020 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan La Qaatay Hoggaanka Ururrada Bulshada Rayidka Ah. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo uu wehelinayo…

