Wararka
Newsroom
News, statements and press releases from the Office of the President of the Republic of Somaliland.
-

Madaxweyne Ku Xigeenka Oo Kormeer Ku Tegay Mashruuca Biyo Balaadhinta Caasimadda Hargeysa Ee Geed- Deeble + Sawiro
Madaxweyne Ku Xigeenka Oo Kormeer Ku Tegay Mashruuca Biyo Balaadhinta Caasimadda Hargeysa Ee Geed- Deeble Hargeysa-16-03-2020-(MT-JSL)-Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici)…
-

Madaxweynaha Jsl Oo Faah-Faahiyey U Diyaar-Garowga Xukuumadda Ee Caabuqa Korona Fayras (Coronavirus), Bulshadana U Diray Farriimo Ay Isku Badbaadin Karaan + Sawiro
Madaxweynaha Jsl Oo Faah-Faahiyey U Diyaar-Garowga Xukuumadda Ee Caabuqa Korona Fayras (Coronavirus), Bulshadana U Diray Farriimo Ay Isku Badbaadin Karaan Hargeysa-16-03-2020-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse…
-

رئيس الجمهورية يصدر مرسوماً رئاسيا بإنشاء لجنة وطنية للوقاية من وباء كورونا فيروس المستجد
ومن ضمن هذه اللجنة كلا من وزير وزارة تطوير الصحة ،وزير وزارة الداخلية وزير ،وزارة الإعلام والتوعية ،وزير الشؤون الإسلامية والأوقاف ووزير وزارة التعليم والعلوم…
-

Madaxweynaha Somaliland oo magacaabay Guddida Heer Qaran ee U-diyaar-garawga iyo Ka-hor-tagga Xanuunka Coronavirus
Madaxweynaha Somaliland oo magacaabay Guddida Heer Qaran ee U-diyaar-garawga iyo Ka-hor-tagga Xanuunka Coronavirus WAREEGTO MADAXWEYNE:14.03.2020 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne…
-

رئيس الجمهورية يترأس جلسة المجلس الوزراء
عقد جلسة المجلس الوزراء ليوم الخميس الماضي برئاسة رئيس الجمهورية فخامة موسى بيحي عبدي يرافقه نائبه السيد/عبدالرحمن عبدالله اسماعيل زيلعي واعضاء المجلس الوزاري ناقشوا …
-

Madaxweynaha Somaliland oo tacsi u diray shacbiga iyo qoyskii uu ka baxay Marxuum Mujaahid Maxamed Buraale Cabdilaahi
TACSI MADAXWEYNE: 12/03/2020 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland,…
-

Fadhigii Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Oo Maanta Lagaga Dooday Qodobo Muhiima + Sawiro
Fadhigii Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Oo Maanta Lagaga Dooday Qodobo Muhiima. WAR-SAXAAFADEED: 12/03/2020 Fadhigii 55aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland,…
-

التقى رئيس الجمهورية فخامة موسى بيحي عبدي في القصر الرئاسي رئيس جمعية الصرافين
حث فخامته الصرافين بأن يفيذوا المجتمع بتجربتهم التي اكتسبوها من مزاولة مهنة الصرافة كي ينتفع بها ابناء الجيل القادم وأكد فخامته أهمية توطيد العلاقات بين البنك…
-

Madaxweyne Ku Xigeenka Oo Ka Qeyb Galay Daah-furka Mashruuca Dhawrida Soo Jireenka Taariikhda Degmada Laasgeel + Sawiro
Madaxweyne Ku Xigeenka Oo Ka Qeyb Galay Daah-furka Mashruuca Dhawrida Soo Jireenka Taariikhda Degmada Laasgeel. 08-03-2020-(MT-JSL)-Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici)…
-

Madaxweyne Ku Xigeenka JSL Oo Ka Qeyb Galay Xuska Maalinta Caalamiga Ah Ee Haweenka (8 Maaraj) + Sawiro
Madaxweyne Ku Xigeenka JSL Oo Ka Qeyb Galay Xuska Maalinta Caalamiga Ah Ee Haweenka (8 Maaraj) 08-03-2020-(MT-JSL)-Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil…


