Wararka
Newsroom
News, statements and press releases from the Office of the President of the Republic of Somaliland.
-

Madaxweynaha JSL Shir-Guddoonka Guurtida Iyo Wakiillada Iyo Hoggaanka Axsaabta Qaranka Oo Qodobbo Muhiim Ah Ka Hadlay + Sawiro
Madaxweynaha JSL Shir-Guddoonka Guurtida Iyo Wakiillada Iyo Hoggaanka Axsaabta Qaranka Oo Qodobbo Muhiim Ah Ka Hadlay Hargeysa-09-04-2020-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo ay…
-

Imaaraadka Carabta Oo Noqotay Dawladdii Ugu Horaysay Oo Kaalmo Caafimaad Oo Lagaga Hortagayo Coronavirus Soo Gaadhsiisa Jamhuuriyadda Somaliland
Dawladda Imaaraadka Carabta Oo Noqotay Dawladdii Ugu Horaysay Oo Kaalmo Caafimaad Oo Lagaga Hortagayo Coronavirus Soo Gaadhsiisa Jamhuuriyadda Somaliland Dawladda Imaaraadka Carabta ayaa maanta mucaawinadii…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo tacsi u diray shacbiga Somaliland iyo bahda fanka iyo suugaanta ee uu ka baxay Marxuum Axmed Ismaaciil Xuseen “Xudeydi”
TACSI MADAXWEYNE: 08/04/2020 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga…
-

عفو رئاسي عن مئات السجناء
ريئس الجمهورية فخامة موسى بيحي عبدي يصدر مرسوما رئاساً عفى بموجبه عن 574 من السجناء في سجون البلاد الذين أدينو بقضايا متنوعة والخفيفة بسبب الخوف من…
-

Madaxweynaha Somaliland Oo Tacsi u kala diray Ehelada iyo Shacbiga Somaliland ee ay ka baxeen Yaasin Cali Cabdi (Yaasiin Tamaad) iyo Cabdirisaaq Maxamed Toor
TACSI MADAXWEYNE: 02/04/2020 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Cafis Guud u fidiyey Maxaabiista dembiyada aan aadka u cuslayn ku xukuman ee xabsiyada dalka ku xidhan
WAREEGTO MADAXWEYNE-01 /04/2020 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-495/042020, Cafis Guud ugu fidiyey Maxaabiista dembiyada…
-

رئيس الجمهورية ينتقذ البنك الدولي لإعفاء الديون عن الصومال، ويبعث رسالة الى الشعب للحذر من فيروس كورونا المستجد
اوضح رئيس الجمهورية فخامة موسى بيحي عبدي وقادة الأحزاب السياسية المعارضة اوضحوا موقفهم تجاه قرار إعفاء الديون عن الصومال من قبل البنك الدولي والذي لم يتم…
-

Madaxweynaha Qaranka Somaliland Oo Si Adag Uga Hadlay Deyn Cafinta Baanka Adduunku Sameeyey, Shacabkana U Diray Farriin Ku Aaddan Covid-19
Madaxweynaha Qaranka Somaliland Oo Si Adag Uga Hadlay Deyn Cafinta Baanka Adduunku Sameeyey, Shacabkana U Diray Farriin Ku Aaddan Covid-19 Hargeysa-28-03-2020-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda, ahna guddoomiyaha…




