Wararka
Newsroom
News, statements and press releases from the Office of the President of the Republic of Somaliland.
-

Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qayb-galay Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Maanta Marxuum Cabdilaahi Obsi Oo Xalay Ku Geeriyooday Magaalada Hageysa + Sawiro
Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qayb-galay Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Maanta Marxuum Cabdilaahi Obsi Oo Xalay Ku Geeriyooday Magaalada Hageysa. Hargeysa-18-10-2019-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane…
-

Madaxweynaha Somaliland oo shacbiga iyo qarankaba ka tacsiyadeeyey Geerida Marxuum Kornayl Claahi Cige Muuse (Obsi) oo caawa ku geeriyooday Hargeysa
Madaxweynaha Somaliland oo shacbiga iyo qarankaba ka tacsiyadeeyey Geerida Marxuum Kornayl Claahi Cige Muuse (Obsi) oo caawa ku geeriyooday Hargeysa TACSI MADAXWEYNE: 17/10/2019 INNAA LILLAAHI WA…
-

Shirkii Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Maanta Ansixin iyo dood ka yeeshey xeerar + Sawiro
Shirkii Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Maanta Ansixin iyo dood ka yeeshey xeerar WAR-SAXAAFADEED: 17 /10/2019 Kal-fadhigii 44-aad ee golaha wasiirradda Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha…
-

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Oo Ka Qayb-galay Shirweyne Lagu Gorfaynayo Qoondada Haweenka + Sawiro
Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Oo Ka Qayb-galay Shirweyne Lagu Gorfaynayo Qoondada Haweenka Hargeysa-16-10-2019-(MT-JSL)-Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta ka qayb-galay shirweynaha…
-

Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qayb-galay Xus Ballaadhan Oo Loo Sameeyey Maalinta Cuntada Adduunka, Kana Jawaabay Cabashada Mucaaridka Ee Xubnaha Guddida Doorashooyinka + Sawiro
Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qayb-galay Xus Ballaadhan Oo Loo Sameeyey Maalinta Cuntada Adduunka, Kana Jawaabay Cabashada Mucaaridka Ee Xubnaha Guddida Doorashooyinka Hargeysa-16-10-2019-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane…
-

Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Gorfeeyey Hirgelinta Nidaamka E-Government (Somaliland E-government system) + Sawiro
Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Gorfeeyey Hirgelinta Nidaamka E-Government (Somaliland E-government system) WAR-SAXAAFADEED: 12 /10/2019 Kal-fadhigii 43-aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo ahaa mid aan…
-

Madaxweynaha Somaliland Iyo Wefti Uu Hoggaaminayo Oo Madaxweynaha Jabuuti Kala Qayb-galay Aas Loo Sameeyey Marxuum Sacad Cumar Geelle + Sawiro
Madaxweynaha Somaliland Iyo Wefti Uu Hoggaaminayo Oo Madaxweynaha Jabuuti Kala Qayb-galay Aas Loo Sameeyey Marxuum Sacad Cumar Geelle Djibouti-11-10-2019-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabilay Safiirka Midawga Yurub U Qaabilsan Dalalka Somaliland Iyo Soomaaliya Amb. Nicolás Berlanga Martínez + Sawiro
WAR-SAXAAFADEED: 09/10/2019 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabilay Safiirka Midawga Yurub U Qaabilsan Dalalka Somaliland Iyo Soomaaliya Amb. Nicolás Berlanga Martínez. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane…
-

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Oo Farxadda Kala Qayb-galay 606 Arday Oo Ka Qalin-jebiyey Jaamacadda ADMAS University + Sawiro
Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Oo Farxadda Kala Qayb-galay 606 Arday Oo Ka Qalin-jebiyey Jaamacadda ADMAS University Hargeysa-09-10-2019-(MT-JSL)-Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa…



