Wararka
Newsroom
News, statements and press releases from the Office of the President of the Republic of Somaliland.
-

رئيس الجمهورية فخامة موسى بيحي عبدي متحدثا بإسمه وبإسم الحكومة والشعب يوجه برقية تعزية الى رئيس جمهورية جبوتي فخامة أسماعيل عمر جيلي والى الشعب الجيبوتي الشقيق
تلقينا ببالغ الأسى والحزن نبأ وفاة المغفور له بإذن الله عمر سعد جيلي كان مدير مرفأ جيبوتي وافته المنية في الفرنسا وبهذه المناسبة الأليمة أتقدم بخالص…
-

Madaxweynaha Somaliland Oo Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle iyo Shacbiga Dalkaasi ka tacsiyadeeyey Geerida ku timid Marxuum Sacad Cumar Geelle Maamulihii Dekada Jabuuti
TACSI MADAXWEYNE:07/10/2019 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Somaliland Waxa Uu Dhambaal Tacsi Ah U Dirayaa Shacbiga Jabuuti Iyo Madaxweynaha dalkaasi. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane…
-

فخامة رئيس الجمهورية ووفد اقليم سناج يصلون الى تفاهم كامل على امور الاقليم
هرجيسا:6-10-2019 فخامة رئيس جمهورية صوماليلاند موسى بيحى عبدي اثناء لقائه بوفد مبعوثى اقليم سناج للسلام توصلوا الى تفاهم لقضية لنشر الامن واعادة السكينة الى شمال اقليم…
-

Madaxweynaha Somaliland iyo Ergadii Nabadaynta Gobolka Sanaag oo Is Af-garad Buuxa Ka Gaadhay Arrintii Gobolka Sanaag + Sawiro
Madaxweynaha Somaliland iyo Ergadii Nabadaynta Gobolka Sanaag oo Is Af-garad Buuxa Ka Gaadhay Arrintii Gobolka Sanaag Hargeysa-06-10-2019-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo ergedii…
-

Shirkii Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Maanta Lagaga Dooday qodobbo muhiima
WAR-SAXAAFADEED: 03 /10/2019 Shirkii Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Maanta Lagaga Dooday qodobbo muhiima Kal-fadhigii 42-aad ee golaha wasiirradda Jamhuuriyadda Somaliland, oo uu shir…
-

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Dubai Kula Kulmay Ganacsato Waa Weyn Oo Danaynaya Inay Maalgashadaan Somaliland Iyo Arrimaha Ay Ka Wadda Hadleen + Sawiro
Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Dubai Kula Kulmay Ganacsato Waa Weyn Oo Danaynaya Inay Maalgashadaan Somaliland Iyo Arrimaha Ay Ka Wadda Hadleen Dubai-28-09-2019-(MT-JSL)-Madaxweyne ku…
-

نائب رئيس الجمهورية يصل الى دبي
نائب رئيس الجمهورية فخامة عبدالرحمن عبدالله إسماعيل زيلعي يرافقه سفير جمهورية صوماليلاند في دولة الأمارات يلتقي بمسؤلي منظمة الإقتصاد الأخضر العالمية في دبي ( World Green…
-

Madaxweyne Ku Xigeen Somaliland Oo Kulan La Qaatay Madaxda Ururka Dhaqaalaha Cagaaran Ee Dunida (World Green Economy Organization) Oo Kuna Marti-qaaday Shir Muhiima + Sawiro
Madaxweyne Ku Xigeen Somaliland Oo Kulan La Qaatay Madaxda Ururka Dhaqaalaha Cagaaran Ee Dunida (World Green Economy Organization) Oo Kuna Marti-qaaday Shir Muhiima. Dubai-24-09-2019-(MT-JSL)-Madaxweyne ku…
-

Shirkii Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Maanta Lagaga Hadlay Arrimo Dhawra + Sawiro
WAR-SAXAAFADEED: 19 /09/2019 Shirkii Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Maanta Lagaga Hadlay Arrimo Dhawra Kal-fadhigii 41-aad ee golaha wasiirradda Jamhuuriyadda Somaliland, oo uu…


