Wararka
Newsroom
News, statements and press releases from the Office of the President of the Republic of Somaliland.
-

Taliyihii Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Gaas Cabdilaahi Fadal oo geeriyooday iyo Madaxweynaha JSL oo Ciidamada iyo shacbiga ka tacsiyadeeyey geeridaasi
TACSI MADAXWEYNE: 01/11/2019 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Daah-furay Mashruuc Ballaadhan Oo Koronto Lagaga Dhalinayo Tamarta Cadceedda + Sawiro
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Daah-furay Mashruuc Ballaadhan Oo Koronto Lagaga Dhalinayo Tamarta Cadceedda Hargeysa-30-10-2019-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah…
-

رئيس الجمهورية يضع حجر الأساس لمشروع بناء المتحف الوطن ويفتتح مشاريع اخرى
رئيس الجمهورية فخامة موسى بيحي عبدي يضع الحجر الأساسي لبناء مبنى جديد لمتحف الوطني في وسط العاصمة هرجيسا، وستقوم رئاسة الجمهورية بتميل هذا المبنى المكون من…
-

Madaxweynaha oo ka qayb-galay aas qaran oo loo sameeyey Ganacsade Marxuum Cali Nuur Cawaale oo lagu aasay Caasimada Hargeysa Maanta
Madaxweynaha oo ka qayb-galay aas qaran oo loo sameeyey Ganacsade Marxuum Cali Nuur Cawaale oo lagu aasay Caasimada Hargeysa Maanta TACSI MADAXWEYNE: 26/10/2019 INNAA LILLAAHI…
-

Madaxweynaha Jsl Oo Xadhigga Ka Jaray Dhismeyaal Casri Ah Oo Loo Bineeyey Guddida Qandaraasyada Qaranka Iyo Hay’adda U Diyaargarowga Aafooyinka Iyo Keydka Raashinka + Sawiro
Madaxweynaha Jsl Oo Xadhigga Ka Jaray Dhismeyaal Casri Ah Oo Loo Bineeyey Guddida Qandaraasyada Qaranka Iyo Hay’adda U Diyaargarowga Aafooyinka Iyo Keydka Raashinka Hargeysa-26-10-2019-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Dhagax-dhigay Xarunta Keydka Taariikhda Qaranka Oo Laga Binaynayo Khayriyadii Hore Ee Hargeysa +Sawiro
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Dhagax-dhigay Xarunta Keydka Taariikhda Qaranka Oo Laga Binaynayo Khayriyadii Hore Ee Hargeysa Hargeysa-26-10-2019-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta…






