Wararka
Newsroom
News, statements and press releases from the Office of the President of the Republic of Somaliland.
-

Jamhuuriyadda Somaliland Oo Jawaab Waafi Ah Ka Bixisay Hadallo Deelqaaf Ah Oo Kasoo Yeedhay Maamulka Muqdisho
WAR-SAXAAFADEED: 18/07/2019 Jamhuuriyadda Somaliland Oo Jawaab Waafi Ah Ka Bixisay Hadallo Deelqaaf Ah Oo Kasoo Yeedhay Maamulka Muqdisho. Guddida uu shalay magacaabay madaxweynaha maamulka Muqdisho nuxurka…
-

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Qaabilay Safiirka Cusub Ee Midawga Yurub U Qaabilsan Dalalka Somaliland Iyo Soomaaliya Amb. Nicolás Berlanga Martínez + SAWIRO
WAR-SAXAAFADEED: 18/07/2019 Madaxweyne Muuse Biixi Oo Qaabilay Safiirka Cusub Ee Midawga Yurub U Qaabilsan Dalalka Somaliland Iyo Soomaaliya Amb. Nicolás Berlanga Martínez. Madaxweynaha Jamhuuriyadda…
-

اذان المجلس الوزاري لحكومة صوماليلاند بشدة ما وصفه بإعتدائات الصومال لسياسات وإقتصاد صوماليلاند
بيان صحفي صدر بتاريخ 15/7/2019م في جلسة غير عادية عقدها المجلس الوزاري لحكومة صوماليلاند ترأسها رئيس الجمهورية فخامة موسى بيحي عبدي يرافقه نائبه فخامة عبدالرحمن عبدالله…
-

Golaha Wasiirrada Somaliland Waxa Uu Cambaaraynayaa Weerarka Siyaasadeed iyo Dhaqaale Ee Ka Soo Yeedhaya Soomaaliya
Golaha Wasiirrada Somaliland Waxa Uu Cambaaraynayaa Weerarka Siyaasadeed iyo Dhaqaale Ee Ka Soo Yeedhaya Soomaaliya WAR-SAXAAFADEED:15 /07/2019 Kal-fadhi aan caadi ahayn oo ay golaha wasiirradda…
-

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ka Qayb-galay Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Marxuum Axmed Yuusuf + Sawiro
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ka Qayb-galay Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Marxuum Axmed Yuusuf Hargeysa-14-07-2019-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta ka qayb-galay…
-

رئيس الجمهورية يبعث برقية الشكر والتقدير لمجلس المحلي لمدينة برمنجهن البريطانية والتي أعلن اعضائها تقديم أعترافا لسيادة جمهورية صوماليلاند على اراضيها بتاريخ 8/7/2019
بعث رئيس الجمهورية فخامة موسى بيحي عبدي متحدثا بإسمه وباسم الحكومة برقية شكرا وتقدير لأعضاء المجلس المحلي لمدينة برمنجهم البريطانية بعد إعلانهم الإعتراف الكامل لسيادة جمهورية…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Hambalyo Iyo Mahadnaq U Diray Golaha Deegaanka Ee Birmingham Oo 08-07-2019 Ku Dhawaaqay Inay Aqoonsadeen Somaliland.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Hambalyo Iyo Mahadnaq U Diray Golaha Deegaanka Ee Birmingham Oo 08-07-2019 Ku Dhawaaqay Inay Aqoonsadeen Somaliland. DHAMBAAL MADAXWEYNE: 09/07/2019 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland,…
-

رئيس الجمهورية لقي ترحيبا حارا من قبل الشعب في هرجيسا
شعب العاصمة هرجيسا يستقبل فخامة رئيس الجمهورية بشكل منقطع النظير بعد عودته مهمة سفر بالخارج عبر مطار عجال الدولي بالعاصمة هرجيسا هرجيسا:7-7-2019 وصل فخامة رئيس…




